gfh
gggh... - 20 Feb 2010 |
|
Ganacsatada magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay Suuq cusub oo loo sameeyay magaalada
Ganacsatada sida sharci darada ah meharadaha ay uga furanaayeen hareeraha wadooyinka magaalada Kismaanyo ayaa bur buriyay goobahaasi kadib markii xafiiska arimaha bulshada ee Wilaayadaalada islaamiga ah ee Magaalada Kismaanyo uu maalin kahor amar ku bixiyay in la bur buriyo meheradaha sida sharci darada ah kaga dhisan hareeraha wadooyinka Magaalada Kismaanyo.... - 18 Feb 2010 |
|
AU oo Waqti loogu daray waqtigii ay Somalia joogtay.
Kulan ay magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku yeesheen madaxda sare ee ururka Midowga Afrika ayey isku raaceen in 6-bilood oo dheeri ah loogu daro ciidamada AMISOM si ay howlgalkoda uga sii wataan dalka Somalia.... - 09 Jan 2010 |
|
Dagaallo Kooban oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Dagaal xooggan oo u dhexeeyey ciidamada dowladda KMG ah oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo xoogagga hubaysan ee kahorjeeda ayaa xalay kadhacay xaafadda Xoosh degmada Dharkaynlay ee magaalada Muqdisho... - 09 Jan 2010 |
|
|