Haweenka Magaalada Kismaayo oo laga Mamnuucay in ay ka ganacsadaan Khaadka. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya Haweenka Qaadka ka ganacsada magaaladaasi iyo guud ahaan Gobolada Jubooyinka muddo bil ah loo qabtay in ay ku soo afjaraan ka ganacsiga Qaadka.... - 13 Jul 2010
Burundi oo ka Jawaabtay Hanjabaadda uga timid Xarakada Al Shabaab. Dowladda Burndi ayaa markii ugu horaysay jawaab kulul ka bixisay hadalo isugu jiray digniino iyo Hanjabaadyo culus oo dhanka dagaalyahanada Xarakada Alshabaab uga yimid, kadib qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala ee dalka Ugandha.... - 13 Jul 2010
Xarakada Al Shabaab oo sheegtay in ay la wareegayaan Gobalka Gedo. Gudoomiyaha Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee gobolka Gedo Sheekh Bashiir ayaa shaaca ka qaaday inay qaadayaan hawl galo ay ku la wareegayaan gacan ku haynta Degmooyinka Gobolkaas oo ay haatan Maamulaan Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya. ... - 11 Jul 2010
Xarun loogu talagalay Jirdhiska oo laga furay deegaanka Ceelasha Biyaha. Waxaa Albaabada loo Furay Xarun cusub oo GYM laguna magacaabo Banaadir Fitnes Center,taasoo laga hirgaliyey deegaanka Ceelasha Biyaha ee Sh/hoose oo ah halka ugu badan oo ay ku suganyahiin barakacayaasha ugu badan ee ka soo qaxay Muqdisho.
... - 10 Jul 2010
Xukuumadda Asmara oo ka digtay in IGAD Ciidan hor leh keento Soomaaliya Xukuumada Eritrea oo cadaawad kala dhaxayso Dowladda Itoobiya ayaa si aad ah uga soo horjeesatay go’aankii IGAD ee ahaa in ciidamo deg deg ah loo diro soomaaliya si loo bad baadiyo dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo mowjado dagaalo ah ku jirto.... - 08 Jul 2010