Booliska Koonfur Afrika oo Soomaali Xiray. Ciidanka Booliiska dalka koofur Africa ayaa xabsiga dhigay dad la sheegay in y damacsanayeen in ay ku kacaan falal amniga dalka lid ku ah sida uu saxaafadda u sheegay saragaal sare oo ka tirsan laamaha sirdoonka dalka koofur Africa.... - 13 Jun 2010
Xulka Mareykanka oo cashar u dhigay Xulka Kubadda Ingiriiska. Xulalka kubbada cagta ee wadamada England iyo Mareykanka ayaa ku kala tegey barbar dhac ciyaartii caawa ku dhexmartay garoonka Royal Bafokeng Satadium oo ku yaalla magaalada Rustenburg ee dalka Koonfur Afrika.... - 13 Jun 2010
K/Afrika oo Geesinimo ka Muujisay Ciyaartii lagu daah furay. Rafael Marquez ayaa goolkii bareejada ahaa u dhaliyay Mexico kaasoo ciyaarta ka dhigay 1-1 markii ay goolkii 1aad ee ciyaarta ay ku hormartay South Africa , furitaanka ciyaaraha koobka aduunka.... - 12 Jun 2010
Dowladda KMG ah oo baaritaano ka bilaawday qaybo katirsan Muqdisho. Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya degmadaasi howlgalo ay sameeyeen ku soo qabqabteen dad dhalinyaro ah oo lagu eedeynayo Amaan dari.... - 08 Jun 2010
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Oo Muqdisho lagu weeraray. Qarax Xoogan ayaa Xalay lala beegsaday Hotel ay daganaayeen Xildhibaanada Golaha Baarlamanka KMG ah Ee Soomaaliya xilli ay ka nasanayeen doorashadii shalay ka dhacday Muqdisho.... - 06 Jun 2010
Ol Olaha Talaalka Carruurta oo ka bilaawday deegaanada maamulka Puntand. Waxaa Saaka maalintii 2aad si habsami leh uga ka socda dhulka deegana da Puntlnad Olalaha talaalka 6-da cudur ee dilaaga ah kaasoo shalay soo bilowday islamarkaana socon doona 5 maalmood oo is xigta... - 06 Jun 2010
Dagaallo culus oo ka dhacay wadada Makka Al Mukarama magaalada Muqdisho Iska hor imaad la isku adeegsadey hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waabarigii hore ee saakey waxa uu ka dhacey qeybo ka tirsan wadada Maka Almukarama oo saldhgiyo ay ku leeyihiin Ciidamada Shisheeye ee kaaba dowladda kmg ah ee soomaalia.... - 24 Mar 2010
Qarax weyn oo Boosaaso ka dhacay iyo ciidanka Booliska oo Howlgallo sameeyay Ciidamada booliiska magaalada Boosaaso Xarunta gobolka Bari ee maamulka goboleedka Puntland ayaa saakey waabarigii waxey baaritaano ay ka bilaabeen Xaafadaha ku yaala bariga magaaladaasi kadib markii fiidnimadii Xaley bam baano nooca gacanta laga tuuro lagu weerarey guriga Gudoomiye ku xigeenka Duqa Boosaaso.... - 24 Mar 2010
Maleeshiyada sheegata magaca Ahlusuna oo C/waaq Bandaw kusoo rogtay Ururka lamagac baxay Ahlu Sunna Wal jameeca ee gacanta ku haya inta badan degmooyinka gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Somalia ayaa xalay bandow ku soo rogay degmada Cabud waaq ee gobolka Galgaduud.... - 21 Mar 2010