Aqoonyahan qalinka, kan Qabiilka, kan Quuri-weytada, iyo kan Qaranka!! Waxaan markasta maqalnaa ereyga "Aqoonyahan", anagoo iweydiineyna su’aasha cinwaanka maqaalkaan, waxaan jeclaan lahaa in aan aqristayaasha la qaybsado aragtideyda ku saabsan aqoonyahan. Waxaan u maleynaayey ... - 09 Jan 2010
AU oo Waqti loogu daray waqtigii ay Somalia joogtay. Kulan ay magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku yeesheen madaxda sare ee ururka Midowga Afrika ayey isku raaceen in 6-bilood oo dheeri ah loogu daro ciidamada AMISOM si ay howlgalkoda uga sii wataan dalka Somalia.... - 09 Jan 2010
Maleeshiyo katirsan Dowladda oo Xabsiga dhigay Weriye Maxamed Carab. Ciidamo katirsan dowladda KMG ah ayaa shalay xabsiga u taxaabay mid kamid ah wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Somalia xilli ay sii kordhayaan tacadiyada iyo dilalka loo geysto wariyaasha.... - 09 Jan 2010
Hay'adda WFP oo joojisay Howlihii Gargaar oo ay ka wadday Koonfurta Somalia. War kasoo baxa hay'adda WFP ayaa lagu sheegay in hay'addu go'aansatay inay gebi ahaanba joojiso deeqihii ay ka qeybin jirtay gobolada konfureed ee dalka Somalia oo ay intooda badan gacanta ku hayaan xoogagga hubaysan ee kahorjeeda dowladda.... - 05 Jan 2010
Diinta saxda ah iyo tan Sumaysan kala saara. Diintta saxda ahi waa diin nabadeed, waana Diin naxariiseed, waxaana markaati iyo tusaale u ah waxyaaba far badan oo ay ugu horeyso:... - 05 Jan 2010
Axkaamta siyaasadeysan W/qoray Axmed Cali Caadle. Suurta gal ma`ahan in aan inkiro ama aan cijo caaradeed oo shaki ah galiyo xukun ilaahey uu dajiyay, nuuc walibo uuyahay, xukunka rajmintana wuxuu kamidyahay axkaamta uu ilaahey ugu talagalay in lagudhowro akhlaaqda bulshada,... - 28 Dec 2009