» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Xisbulislaam Oo ku soorogtay lacago Canshuura Ganacsatada Jaadka Ee Magaalada Muqdisho;
Xisbulislaam Oo ku soorogtay lacago Canshuura Ganacsatada Jaadka Ee Magaalada Muqdisho;... -
06 Sep 2010
Soomaali Ku Nool Libya Oo Codsaday In Dalkooda Dib Loogu Soo Celiyo
Soomaali Ku Nool Libya Oo Codsaday In Dalkooda Dib Loogu Soo Celiyo... -
06 Sep 2010
Dowladda Filand oo ku baaqday in lataageero Dadka Soomaalida ah;
Dowladda Filand oo ku baaqday in lataageero Dadka Soomaalida ah;... -
06 Sep 2010
Dagaallo Khasaara dhaliyay oo xoogaga Atam iyo kuwa Puntland ku dhaxmaray Galgala;
Dagaallo Khasaara dhaliyay oo xoogaga Atam iyo kuwa Puntland ku dhaxmaray Galgala;... -
06 Sep 2010
Dowladaha IGAD oo Kulan deg deg ah ka yeelanaya Xaaladda Murugada leh oo ay ku sugantahay; Dowladda KMG ah.
Dowladaha IGAD oo Kulan deg deg ah ka yeelanaya Xaaladda Murugada leh oo ay ku sugantahay;... -
06 Sep 2010
ONLF "Wax Wadahadal ah lama gelayno Gumaysiga Itoobiya".
ONLF "Wax Wadahadal ah lama gelayno Gumaysiga Itoobiya".... -
06 Sep 2010
Madaxda xuquuqda aadanaha Soomaaliya oo QM ka dalbaday in Maxkamadda la soo taago Ragga; Tacadiyada ka gaystay Soomaaliya.
Madaxda xuquuqda aadanaha Soomaaliya oo QM ka dalbaday in Maxkamadda la soo taago Ragga;... -
06 Sep 2010
Cabsi laga qabo Dagaallo ku dhex mara magaalada Muqdisho kooxaha iska soo horjeeda.
Cabsi laga qabo Dagaallo ku dhex mara magaalada Muqdisho kooxaha iska soo horjeeda.... -
06 Sep 2010
Tony Blair oo dalalka caalamka ugu baaqay ay iska kaashadaan cirib tirka kooxo diimeedyada xag-jirka ah ee Soomaaliya iyo Yemen.
Mr. Tony Blair oo ahaa Ra'iisal Wasaarihii hore ee Dowladda dalka Ingiriiska ayaa isagoo u waramayay Warbaahinta dalkaasi waxa uu ka hadlay Muslimiinta mayalka adag ee ku sii faafaya qaar ka mid ah dalalka caalamka wixii ka dambeeyay 11-kii September 2001-dii markaasi oo la qarxiyay xaruntii ganacsiga adduunka ee dalka Mareykanka. ... -
06 Sep 2010
Guurtida beelaha Hawiye oo doortay Guddoomiye Cusub.
Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay kulan weyne ay yeesheen waxgarad tiradoodu gaareyso 300-xubnood kuwaasi ka wada tirsan beelaha Hawiye, ayaa doortay Guddoomiye u doortay Ciise Axmed Dalabey (Ciise Dheere)... -
06 Sep 2010
Dagaalo geestay dhimasho iyo dhaawac oo Galabta ka dhacay Muqdisho.
Dagaalo geestay dhimasho iyo dhaawac oo Galabta ka dhacay Muqdisho. ... -
05 Sep 2010
Nin 52 Jir Ah Oo Si Bareer Ah Mindi Iskaga Jaray Xubintiisii Taranka Airport Ku Yaala Dalka Spain +Sawiro
Nin 52 Jir Ah Oo Si Bareer Ah Mindi Iskaga Jaray Xubintiisii Taranka Airport Ku Yaala Dalka Spain +Sawiro ... -
05 Sep 2010
Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Ka Qaybqaatey Ololaha Nadaafadda ee Somaliland
Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Ka Qaybqaatey Ololaha Nadaafadda ee Somaliland... -
05 Sep 2010
Al-Shabaab oo Muqdisho ku soo bandhigtay ciidamo ah ay tababar u soo xirtay
Ururka Al-Shabaab ayaa maanta kusoo bandhigay Muqdisho boqlaal ciidan oo ay dhawaan tababar u soo xireen, kuwaasoo ay ugu baaqeen saraakiisha xarrakada inay ka qaybgalaan ... -
05 Sep 2010
2-Dhakhtar oo ku kor feertamay haweeney foolaneyso
2-Dhakhtar oo ku kor feertamay haweeney foolaneyso ... -
05 Sep 2010
Aamino Muuse Wehliye oo asay saaratay;
Aamino Muuse Wehliye oo asay saaratay; ... -
05 Sep 2010
Mahmoud Abbas oo Si Kulul u Weeraray Madaxweynaha Iran.
Mahmoud Abbas oo Si Kulul u Weeraray Madaxweynaha Iran.... -
05 Sep 2010
Israel oo Weerar ku Qaadey Marinka Qasa
Israel oo Weerar ku Qaadey Marinka Qasa... -
05 Sep 2010
Agaasime Dhagaxtuur "Anigoo la kaashanaya madaxda iga sareysa ee Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka waxaan dib u howlgelineynaa xaruntii Wasaaradda oo..."
Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowladda KMG ah Md. Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) oo dhowaan loo magacaabay xilkaasi ayaa shalay isagoo Saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho ... -
05 Sep 2010
Khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowladda oo Cirka isku shareeray iyo Wasiirka Dastuurka Dowladda KMG ah oo ka hadlay
Madoobe Nuunow Maxamed Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in khilaafka u dhexeeya Madaxda Dowladda KMG ah ee ku aadandastuurka cusub ee qabyada ah.... -
05 Sep 2010
Baaq Aqoonyahano Soomaaliyeed ka soo saareen dalka Shiinaha.
Magaalada Begin ee dalka Shiinaha waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo dhex maray aqoonyahano, macallimiin iyo ardayda Soomaaliyeed, ayna uga hadlayeen xaaladda murugsan ee dalka ka taagan iyo qaabka looga hortegi karo ... -
05 Sep 2010
Al-Shabaab oo digniin ka soo saartay suuqa Bakaaaha
Ganacsatada iyo dad ka dukaameysta suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa soo food saaray xaaladdii ugu adkeyd, kaddib markii xarakada Al-Shabaab ciidamo ka tirsan oo iyagu maalinimadii shalay ku soo fatahmay suuqaasi... -
05 Sep 2010
Maxkamada Racfaanka ee gobolka Bari oo sii daysay Agaasimihii Idaacadda Horseed Media
Maxkamada Racfaanka ee gobolka Bari ayaa maanta waxaa la horkeenay Cabdifataax Jaamac Mire agaasimaha Horseed Media oo 22-kii casho ee la soo dhaafey ku xirnaa Xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso, kadib markii lagu xukumey 6 sano iyo ... -
05 Sep 2010
Warbixin la xiriirta dad lagu qabtay Burco oo lala xiriirinaayo Al-Shabaab
Ciidamada Booliska magaalada Burco oo shalay magaaladaasi ka sameeyay howlgalkii ugu ballaarnaa ayaa waxay ku soo qabqabteen 10-dhallinyaro ah oo iyagu xiriir la leh xarakada Al-Shabaab ee ka dagaalada ka wadda magaalada Muqdisho si ay xukunka uga tuurto dowladda tabarta yar ee ku sugan xarunta madaxtooyada Villa Somalia iyo xaafado yar oo ka tirsan gobolka Banaadir. ... -
05 Sep 2010
MUDNAAN MACALLIN BAA LEH (MAANSO)
MUDNAAN MACALLIN BAA LEH (MAANSO) ... -
04 Sep 2010
Carruur aan qaan-gaarin oo Hooyadood ka umuliyay
Carruur aan qaan-gaarin oo Hooyadood ka umuliyay... -
04 Sep 2010
Raisalwasaarihii Hore Ee Britan Tony Blair Oo Ukunta Digaaga Sida Roobka looga Dhigay;
Raisalwasaarihii Hore Ee Britan Tony Blair Oo Ukunta Digaaga Sida Roobka looga Dhigay;... -
04 Sep 2010
Sare u Kac laga dareemay Raashinka Maxaliga ah ee lagu Iibiyo magaalooyinka Jowhar,Ceelbaraf iyo Mahadaay Gobalka Sh/dhexe.
Xilli ay nagusoo fool leedahay Munaasabadda Ciidul Fidriga ee Barakaysan ayay shacabka ku dhaqan degmada Ceelbaraf Gobalka Shabeelaha dhexe muujinayaam diyaar garoow.... -
04 Sep 2010
Agaasimaha guud ee Wasaarada gaadiidka Cirka iyo Dhulka oo faahfaahin ka bixiyay howlaha u qorsheysan
Agaasimaha guud ee Wasaarada gaadiidka Cirka iyo Dhulka oo faahfaahin ka bixiyay howlaha u qorsheysan ... -
04 Sep 2010
Madaxweyne Shariif"Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira"
Madaxweyne Shariif"Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira" ... -
04 Sep 2010
Ragga Kuwait oo lacag lagu siinayo guursiga haweenka dalkaasi
Ragga Kuwait oo lacag lagu siinayo guursiga haweenka dalkaasi ... -
04 Sep 2010
Maraykanka oo uga digay Falastiin iyo Israil inay dhumiyaan fursada lasiiyey
Maraykanka oo uga digay Falastiin iyo Israil inay dhumiyaan fursada lasiiyey... -
04 Sep 2010
Dhul-gariir ku dhuftay dalka New Zealand
Dhul-gariir ku dhuftay dalka New Zealand... -
04 Sep 2010
Hogaamiyaha labaad ee Al-Qacida Ayman Al-Zawahiri oo Kismaayo ka degay
Hogaamiyaha labaad ee Al-Qacida Ayman Al-Zawahiri oo Kismaayo ka degay ... -
04 Sep 2010
W/Arimaha Dibadda ee UK oo soo dhaweysay dhismaha Maamulka Waax iyo Waadi (Daawo Sawirada)
W/Arimaha Dibadda ee UK oo soo dhaweysay dhismaha Maamulka Waax iyo Waadi (Daawo Sawirada)... -
04 Sep 2010
Ma Kenyaan ka hoos nahay?
Ogoow shacabka Kenya iyo dowladooduba waa dad kala diin,dhaqan iyo af ah,hadana waa dad ka mideysan wadaniyadda iyo dhowrista dalkooda iyo dadkooda inkastoo ay dhaceen dagaalo udhaxeeyay taageerayaasha madaxweynaha iy ra'iisalwasaaraha hadana waxaa lagu heshiiyay in la ilaaliyo jiritaanka kenya.... -
04 Sep 2010
Madaxweyne Sheekh Shariif “Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira..”
(Mogadishu, Somalia September 1, 2010) Sharif Sheikh Ahmed, President of Somalia, spoke today in the capital city of Mogadishu on the Draft Constitution that has been presented by the Independent Federal Constitutional Commission. In his statement to the media, the president noted that “drafting a constitution for a new Somalia is a solemn national undertaking which must be transparent and beyond reproach to ensure that the constitution is vested with legitimacy.” ... -
04 Sep 2010
Ra'iisulwasaare Cumar c/rashiid "Waa ayaan daro in aan raadiyaha iskala hadalno oo weliba xubno baarlamaan ah ay meediyaha adeegsadaan
Iyadoo uu jiro khilaaf hoose oo u dhexeeya madaxda sare ee dawlada FKMG ayaa markii ugu horreysay waxaa ka hadlay Ra'iisulwasaare Cumar C/rashiid Sharma'arke oo sheegay in warqad qoraal ah uu u qoray Q/Midoobay kana codsaday in caalamku ka taageero Xukuumadiisa hergelinta qabyo qoraaleedka dastuurka mustaqbalka. ... -
04 Sep 2010
Kooxda Al-shabaab oo tartan Qur'aan akhris ku bixisay hadiyado isugu jira hub iyo lacag
Maamulka Al-shabaab ee ka taliya Jubbda hoose ayaa tartan Qur'aan akhris oo dhex marayay arday ka kala socotay Jubbada hoose ku soo gebegebeeyay magaalada Kismaayo halkaasoo ardaydii gashay kaalimaha koowaad, labaad iyo saddexaad lagu gudoonsiiyay hub isugu jiray qoryaha AK,47, Buskoolado iyo Bambooyinka gacanta laga tuuro. ... -
04 Sep 2010
Nin rayid ah oo xalay lagu dilay xaafada Buulo Xuubeey ee Muqdisho
Dabley xirneyd dareyska ciidamada Dowlada ayaa xalay qof rayid ah ku toogtay bartamaha Xaafada Buulo xuubeey degmada Wadajir magaalada Muqdisho.... -
04 Sep 2010
Bukaanada qaba AIDS-ka oo Al-Shabaab ugu baaqday in ay is qarxiyaan.
Maamulka ka arimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDska ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo oo qaba cudurka HIV AIDS... -
04 Sep 2010
Qaadka oo laga mamnuucay Magalaada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Waxaa maalinmadii shalay goob fagaaro ah lagu gubay in ka badan labaatan jawaan oo qaad ah oo ay lahaayeen Haween ganacsato ah oo ku sugan gudaha Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. ... -
04 Sep 2010
AMISOM oo Fariisimo hor leh ka samaysanaysa Magaalada Muqdisho.
Ciidamo aad u qalbaysan oo ka tirsan kuwa AMISOM ayaa maanta barqadii waxaa ay fariisin cusub ka dhigteen Xarunta Villa Baydhaba degmada Wadajir ee gobolka Banaadir halkaasi oo ay horey fariisin ugu lahaayeen ciidamo ka tirsan Milatariga dowladda KMG ee Soomaaliya.... -
04 Sep 2010
Thailand oo Markab dagaal u soo direysa xeebaha Soomaaliya
Admiral Supakorn Buranadilok oo ah taliyaha Markab dagaal oo lagu magacabo Royal Thailand Navy iyo 350 oo shaqaalaha badda ah in ay ku biiri doonaan xoogagga caalamiga ah ee ka hortagga Burcad badeeda ah. ... -
04 Sep 2010
Warbixin Hay’adda UNHCR oo ka soo saartay dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho .
Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ay keeneen barkaca in ka badan 22,000 oo rayad ah.... -
04 Sep 2010
Golaha deegaanka degmada Burtinle oo maanta lagu dhawaaqay.
Gabdhaha Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool dalka Sweden ayaa waxay soo gaarsiiyeen Deeq lacageed oo gaareysay $2000 Dollar Bukanadda qaba dhaawacyadda calculus ee xiligaan jiifa Cusbitaaladda magaladda Muqdisho gaar ahaana Cusbitaalka Madinna kuwaasi oo maalinba malinta ka dambeysa sii kor dhaaya tiradoodda. ... -
03 Sep 2010
Haweenay Dibbi nuujisa Naaskeeda;
Haweenay Dibbi nuujisa Naaskeeda;... -
03 Sep 2010
QAXA AHLU QABUURTA !
QAXA AHLU QABUURTA ! ... -
03 Sep 2010
Haweeney codsatay in saygeeda oo lagu afduubay Soomaaliya loo sii daayo, haddii uu dhintayna loo sheego
Haweeney codsatay in saygeeda oo lagu afduubay Soomaaliya loo sii daayo, haddii uu dhintayna loo sheego; ... -
03 Sep 2010
Diyaarad Xamuulka qaada oo kusoo dhacday Airporka Dubai
War Degdeg Ah Diyaarad Xamuulka qaada oo kusoo dhacday Airporka Dubai... -
03 Sep 2010
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54  Next
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 7
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.