» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Wariye C/raxmaan Sheekh Cismaan Xaaji Cumar (Careys) oo Iska dhiibay Wadanka Garmalka.
Wariye C/raxmaan Sheekh Cismaan Xaaji Cumar (Careys) oo kamid ah wariyaasha Soomaaliyeed ee wadamada Yurub u soo doontay magangelyada ayaa iska dhiibay wadanka Germany ee Qaaradda Yurub. ... -
21 Nov 2009
Carafaat C/llaahi Cabdi "Qiimaha uu macalinku leeyahay runtii diinteena islaamka ayaaba meel sare gaarsiisay".
Midowga Ardayda Gobalka Banaadir oo maanta xaflad gaaban ku qabtay magaalada muqdisho ayaa munaasabadda xafladaasi ku soo bandhigeen dowrka macalinka uu ku leeyahay bulshada dhexdeeda.... -
21 Nov 2009
Dowladda KMG Somalia oo sheegtay in ay Gacanta kusoo dhigtay Hal Milyan Lacag Dollar Feelso ah.
Dowladda Federaalka Somalia ayaa maanta sheegtay in ay Gacanta kusoo dhigtay lacago Faalsa ah oo laga dhoofinayay Garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho xilli dhibaato dhanka lacagaha ah y jirto.... -
21 Nov 2009
Shabaabul Mujaahidiin iyo qaar kamid ah Imaamyada Masaajidyada Gobalka Banaadir oo Maanta Waqti Cayiman u dejiyay Xilyada Salaadada magaalada Muqdisho.
Maamulka Islaamiga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Gobalka Banaadir ayaa maanta kulan balaaran layeeshay Imaamyada Masaajidyada magaalada Muqdisho oo ay ka wada hadleen arrimo ku aadan arrimaha Diiniga ah.... -
21 Nov 2009
Ciidanka Sacuudiga oo si Wuxuushnimo ah u laayay Dhalinyaro Somali ah.
Dowladaha Yemen iyo Sacuudiga ayaa biaabay in ay Nolosha ku toogtaan Dhalinyarada Somalida ah ee tahriibka u aado dalka sacuudi carabiya.... -
21 Nov 2009
Xiisado u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Ciidamada Dowladda oo ka aloosan X/weyne.
Xiisada colaad ayaa maalintii 2-aad ka taagan degmada X/weyne gobalka Banaadir oo bilihii lasoo dhaafay ay dhibaato ku hayeen ciidamo dowladda katirsan.... -
21 Nov 2009
Madaxweyne Shariif oo Qurba Joogta Somalida ugu baaqay in Wiilashooda ay Dagaalada Somalia ka ceshtaan.
Dowladda KMG Somalia ayaa sheegtay in xoogaga Islaamiyiinta ah ay Dhalinyaro caaboon u isticmaasho dagaalada culus ee ka socdo dalka Somalia.... -
21 Nov 2009
Taariikh nololeedkii Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed Sh. Max'ud Sh. Muusse Cigalle (Daawo Sawiro).
Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed wuxuu ku dhashay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ee dalka Soomaaliya, sanadku markuu ahaa 25kii bishii July 1964tii.... -
20 Nov 2009
Taariikh nololeedkii madaxweyne Cali Mahdi Max'med.
Madaxweyne Cali Mahdi Max'ed wuxuu ku dhashay gobolka shabellada Dhexe ee dalka Soomaaliya sanadkii 1938dii. ... -
20 Nov 2009
Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah.
Inka badan 250,000 oo ah kiisas midab kala sooc ah ayaa laga soo diiwaangeliyay iskuulada dalka Ingiriiska,waxaana Shaqaalaha laguqasbay in ay baaraan meel kasta oo cunsuriyadu ay ka jirta ... -
20 Nov 2009
Xisbul Islaam oo Muujisay Dabacsanaan dhanka Dowladda ah iyo Dowladda oo arrinkaas soo Dhawaysay.
Ururka Xisbul Islaam ee Mucaaradsan dowladda Federaalka ayaa muujinaya dabacsanaan Siyaasadeed kadibmarkii ay ku adkaadeen sii wedida dagaalada ay kula jiraan dowladda waxayna bilaabeen dib u abaabulidda Hay'adii Culimada ee kal hore u Fatwootay dowladda shariifka.... -
16 Nov 2009
Maamulka Shabakadda Ceelbaraf.Net oo Faah Faahin ka Bixiyay Weerar ay Shabakadda kusoo qaadeen Kooxo Burcad Saxaafadeed ah.
Maamulka Shabakada Wararka Ceelbaraf wuxuu Cambaareyn usoo jeedinayaan qolooyin isku dayay in ay la wareegaan Shabakadda Wararka Ceelbaraf.Net.... -
16 Nov 2009
Dagaal ka socdo Tuulada Miir Tuugo Gobalka Shabeelaha Dhexe iyo Ganacsade Maxamuud Sugwaay oo la qafaashay Dad Badana way ku dhinteen dagaalkaasi.
Sida ay Dadka Deegaanka noo Xaqiijiyeen dagaal Kooban ayaa ka dhacay Tuulada Miirtuugo hoos timaad degmada Ceelbaraf Gobalka Shabeelaha Dhexe kaas oo u dhexeeya Maleeshiyo Beeleed taageersan Dowladda KMG Somalia iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.... -
16 Nov 2009
Amaanka Magaalada Gaalkacyo oo faraha kasii baxaya iyo qaraxyo ka dhacay
Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Puntland ee gacanta ku haya waqooyiga magaalada Galkacyo.... -
16 Nov 2009
War Deg Deg ah: Dagaallo Qaraar oo Ka Socda degmada Afmadoow iyo Shabaab oo dagaalka ku Eedaysay ONLF.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo saaka Gobalka Jubbada Hoose ka bilaawday kuwaasi oo u dhexeeya Xoogaga Maamulka Islaamiga Shabaab ee Jubbooyinka Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo kaashanaya ONLF.... -
16 Nov 2009
Dagaal Ooge Max'med Dheere oo Cambaareeyay Joogitaanka Ciidamada AMISOM ee Muqdisho.
Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir Maxamed Dheere islamarkaana ahaa Dagaao Ooge Somalia laga yaqaan ayaa markii ugu horaysay kasoo hormuuqday Warbaahinta Somalia tan iyo markii ay Xabsi dhigeen ciidanka Itoobiya.... -
14 Nov 2009
Wiilal Sacboolay ah oo ay soo Bandhigtay Dowladda KMG ah iyo Saraakiil dowlada ah oo sheegtay in ay Shabaab yihiin.
Dowladda Federaalka Somalia ayaa sheegtay in ay iskusoo dhiibeen Askar horay uga tirsanaa Xarakada Al Shabaab ee dowladda KMG ah kula jirto dagaallo culus.... -
14 Nov 2009
Waraaqo Digniin ah oo la sheegay in Xisbul Islaam loogu Firdhiyay degmada Afgooye.
Ururka Xisbul Islaam ayaa la sheegay in uu wajahayo dhibaato aan la ogayn cidda ugaysanayo kadib markii Waraaqo loogu daadiyay degmada Afgooye gobalka Shabeelaha Hoose oo dhawaan ay ku qisaaseen Askari iyaga... -
14 Nov 2009
Madaxdii Maaliyadda Maamulka Gobalka Hiiraan oo Maanta lagu Khaarijiyay degmada Afgooye.
Dilalkii qorshaysnaa ayaa dib ugusoo laabtay degmooyin katirsan Gobalka Hiiraan tan iyo markii ay Heshiiska gaareen Beesha xawaadle iyo qaar katirsan Xoogaga Islaamiyiinta ah ee dowlada diidan.... -
14 Nov 2009
Qurba Joogta Soomaaliyeed oo Dacwad Dembi dagaal ah kusoo Oogayso Ciidanka AMISOM ee Muqdisho Gubay.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa markii ugu horaysay sheegtay in ay dacwad ka dhan ah AMISOM u gudbinayaan Golaha Amaanka Q.Midoobe iyo Beesha caalamka si loogu ciqaabo Gumaadka ay shacabka Muqdisho u gaysatay.... -
14 Nov 2009
Madaxweynaha Dowlada KMG ah iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Goordhaw gaaray Addis Ababa kulana laleh RW Itoobiya Males Zanawi.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hogamainayo ayaa caawa ka degay magaalada Addis Ababa dalka Itoobiya halkaas oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaasi.... -
13 Nov 2009
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Shacabka Marka kala qayb gashay Ciyaaraha Hindaha iyo Dhaqanka.
Xarakada Al Shabaab ayaa markii ugu horaysay ogolaatay Ciyaaro dhaqameedyo ka dhacay magaalada Marka Gobalka Shabeelaha Hoose oo kamid ah meelaha ay Maamulaan islaamiyiinta. ... -
13 Nov 2009
Maamulka Isbitalka Bnaadir iyo ururka Haweenka ee Cogwo oo maanta soo bandhigay caruur Soomaaliyeed oo dalka gudihiisa wax looga qaban waayay xanuunadooda
Munaasabadani caruurtan Soomaaliyeed ee cadurada kala duwan qaba ayaa maanta lagu soo bandhigay howlka shirarka isbitalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. ... -
13 Nov 2009
Beelaha Reer Xamarka ah ee Magaalada Muqdisho oo soo dhaweeyay Maamulka Cusub ee dhawaan loo dhisay Gobalka Banaadir.
Qaar katirsan Beelaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inay taageersanyihiin maamulka gobalka Banaadir ee uu dhawaan soo dhisay madaxweyne Shariif Sheekh Axmed. ... -
13 Nov 2009
Xisbul Islaam oo Maamulka Hiiraan kusoo kordhisay Mas'uuliyiin Cusub.
Ururka Xisbul Islaam Gobalka Hiiraan ayaa magacaabay Mas'uuliyiin horleh kadib markii uu dhawaan ka Goostay Sheekh C/raxmaan macoow gudoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan kaas oo ku biiray Maleeshiyada lamagac baxday ahlusuna.... -
13 Nov 2009
madaxweyne shariif sheikh axmed iyo wafdigi la socday oo soo gaaray magalada nairobi
wafdiga madaxweynaha ayaa habeen hore soo gaaray magaalada nairobi ee dalka kenya kadib safar ay kutageen dalka turkiga ayna uga qayb galeen shirka ururka islaamka ... -
13 Nov 2009
Duqa Cusub ee magaalada Muqdisho oo Hub iyo Gaadiid Tiknika ah lasiiyay.
Maamulka Gobalka Banaadir ee dhawaan uu soo dhisay madaxweynaha dowladda Federaalka Somalia ayaa maanta lagu wareejiyay hubkii uu horay u haystay Maamulkii uu madaxda ka ahaa Dhagaxtuur.... -
12 Nov 2009
Sheekh Aweys oo ganacsatada Gobalka Banaadir ka dalbay Dhaqaale dagaalada lagusii wado.
Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta kulamo muhiim ah la qaatay Ganacsato iyo culimaa'udiinka ku dhaqan magaalada Muqdisho xilli Xisbul islaam ay qayb katahay dagaalada dalka ka socdo.... -
12 Nov 2009
Xildhibaanno katirsan Beesha Xawaadle oo Mucaaraday Maamulka islaamiga Gobalka Hiiraan.
Xildhibaan Xuseen Xaaji Maxamed Gaagaale oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maamulka laga dhisay ... -
11 Nov 2009
Kala Iibsiga Xubnaha Jirka Aadanaha Oo Qiimihii Ugu Sareeyey Ka Gaaray Dunida.
W/Q Dahir Macalin Dahir Sweden Birmingham/UK ... -
11 Nov 2009
Nin Dilay 83-Kun Oo Dooli Ama Jiir,Oo Bilad La Siiyay (Daawo).
Nin beerleey ah oo u dhashay dalka Bakistaan kuna nool dalka Bangladesh ayaa ku guuleystay oo lagu abaal mariyay dhalo Tv oo midab leh ka dib markii uu ku... -
11 Nov 2009
War Deg Deg ah: Mas'uuliyiin katirsan Puntaland oo Caawa dilal loogu gaystay Magaalooyinka maamulkaasi.
Weeraro qorshaysan ayaa Caawa lagu qaaday magaalooyinka uu maamulo Maamulka Puntalnd ee maalmihii lasoo dhaafay ka ganacsanayay Dadka wadaadada ah iyo saraakiisha Maleeshiyada jabhahha ONLF.... -
11 Nov 2009
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Xilkii kala wareegay Dhagaxtuur (Goor Dhaw Filo Sawiro).
Munaasabad balaaran oo ay xilka kula kala wareegayeen maamulkii hore ee gobalka Banaadir iyo maamulka cusub ee gobalka ayaa maanta ka dhacday xarunta gobalka Banadir magaalada Muqdisho.... -
11 Nov 2009
Xukuumadda Holland oo Xabsiga dhigtay Muwaadin Somali ah oo lagu Eedeeyay in uu ku Aadagyahay Diintiisa Islaamka.
Wararka ka imaanaya wadanka Holand ayaa sheegaya in ciidamada amaanka wadankaasi ay xabsiga u taxaabeen nin Soomaali ah oo sida la sheegay lagu tiriyo in uu xiriir la leeyahay xoogaga argagixisada, ninkaasi oo aay u doon doonayso dawlada Mareykanka.... -
11 Nov 2009
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in ay Taageero dhan walba ah siinayso Maleeshiyaadka sheegto Magaca Ahlusuna ee ka dagaalamo G.gaduud.
Wasaaradda Arrimaha dibada ee dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday hadalo Siyaasadeed mudo dheer laga doonayay in ay ka hadasho oo ay ka mid yihiin mowqifka ay ka taagan tahay Asaaski Maleeshiyaadk sheegto magaca Ahlu ... -
11 Nov 2009
Madaxweyne Shariif oo Booqasho ku jooga wadanka Turkiga.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somalia ayaa sii wado booqshooyinka uu ku marayo caalamka xilli dowladiisu aysan ka talin magaallo kamid ah Somalia... -
09 Nov 2009
Xisbul Islaam oo Maamul u dhisay magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan.
Ururka Xisbul Islaam ayaa maamul ugaar ah uga dhawaaqay magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan oo ay dhawaan dagaal ugala wareegeen Ciidamo daacad u ahaa Dowladda KMG Somalia... -
09 Nov 2009
Dowladda KMG ah oo soo Bandhigtay Nin ay sheegtay in uu katirsanaa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Dowladda KMG Somalia ayaa soo bandhigtay Nin la sheegay in uu ahaa Sarkaal katirsan Xarakada Al Shabaab ee sida weyn u Mucaaradsan Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Ajaanibta ah ee dalka ku sugan.... -
09 Nov 2009
Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
Daraasad ay aqoonyahano reer Sweden ahi fuliyeen ayaa soo bandhigtay in: Gabadha si fiican wax u baratay ... -
09 Nov 2009
Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
dalka Maldives ayaa markii ugu horeysay biyaha hoostooda ku qabatay shir si ay u soo jiidato dareenka la siiyey khataraha ka imaan kara dunida sii kululaanaysa ... -
09 Nov 2009
Jaaliyada beesha Mudulood ayaa shir ku qabsatay Novembar 08,2009 magaalada Birmingham ee dalka Engiriiska.
Birmingham, Engiriiska(MUD)-Shirkaan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan wax garadka beesha Mudulood ee Birmingham oo isugu jiray Odayaal, haween, culumaa`udiin, Aqoon yahano iyo dhalinyaro.... -
08 Nov 2009
Maamulkii uu Shalay dhisay Madaxweyne Shariif oo si Kulul loo Mucaaraday.
Maamulkii gobalka Banaadir ee shalay looga dhawaaqay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa durbaba yeeshay Mucaarad xoogan oo kaga timid Mas'uuliyiin horay uga tirsanaa Maamulkoo hore.... -
07 Nov 2009
Dagaallo Culus oo Galabta Dhanka Bari ee Magaalada Muqdisho ku dhaxmaray Islaamiyiinta iyo Ciidanka Dowladda.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaallo Culus oo Caawa Maqribkii ka dhacay degmooyinka dhaca dhanka Bari ee magaalada Muqdisho oo ay in Mudda ah isku hor fadhiyeen xoogaga Islaamiyiinta ah iyo Ciidanka dowladda... -
07 Nov 2009
Waxgaradka Beesha Absame oo Dhaleeceeyay Socdaalka uu C/rashiid Xidig ku joogo Maamulka Puntland Xilli Puntalnd ay Iibsatay Dhalinyarada Beeshaasi.
Waxaan aad ula yaabnay markaan maqalnay hadalada ka soo yeeray mudane Xiddig oo dadweynaha Jubooyinka ay u hanweynaayeen. Xiddig oo waagii ay ... -
07 Nov 2009
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Heshiis Dhaxal Gal ah la gashay Beesha Dalandoola Mudulood oo degto Somalia.
Xarakada Al Shabaab ayaa Heshiis dhinacyo badan taabanaya la saxiixatay Beesha Dalan-doolle Mudulood oo katirsan Beelaha Soomaaliyeed ee dego Gobalada Koonfreed ee dalka Soomaaliya. ... -
07 Nov 2009
Xisbul Islaam oo sheegtay in ay B/weyne u dhisayso Maamul Islaami ah oo Dadka ku dhaqo Shareecada Islaamka.
Ururka Xisbul Islaam ayaa wado qorshayaal muhiim ah oo ay Maamul ugu dhisayaan magaalada B/weyne xarunta gobalka Hiiraan oo ay dhawaan dagaal ugala wareegeen Maleeeshiyaad katirsanaa Dowladda Federaalka Somalia... -
07 Nov 2009
Ciidamo katirsan Dowladda KMG ah lagu Eedeeyay in ay Mas'uul ka ahaayeen Shil Dad ku dhintay oo Muqdisho ka dhacay iyo Dowladda oo Beenisay.
Dowladda Federaalka Somalia ayaa Beenisay in Ciidankeedu ay sabab u ahaayeen in ay isku dhacaan laba gaari oo dad badan salfaday Noloshooda, Warar soo baxay ayaa sheegayay in Rasaas ay is dhaafsadeen Ciidamo kawada tirsan dowladda ay sababtay isku dhaca laba gaari oo mid Rakaab ahaa.... -
07 Nov 2009
islaamiyiinta oo isku diyaariyay dagaal Cusub oo ay lagalaan Dowladda KMG Somalia.
Xoogaga Islaamiyiinta ah ee kasoo horjeedo dowladda Federaalka Somalia ayaa magaalada Muqdisho ka wado dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ka dhan ah Dowladda Daciifka ah iyo Ciidanka AMISOM.... -
06 Nov 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54  Next
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 7
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.