Dhakhtar Muslim ah oo helay Dawada Duriga Doofaarka!!! Iyadoo haatan dunidu si weyn uga qaylinayso cudurka duriga doofaarka ee afka qalaad lagu yiraahdo (Swine Flue)! ayaa waxa hada soo baxday rajo wanaagsan oo cudurkaasi looga hortegi karo ka gadaal markii dhaqtar u dhashay wadanka Jordan uu soo saaray daawo cudurkaasi looga hortegi karo.... - 12 Oct 2009