» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Xildhibaan Sheegow " waxaan Diyaar u nahay in aan Gacanta Dowladda soo gelino Gobalka Shabeelaha Hoose".
Xildhibanano katirsanb Baarlamanka Dowladda Federaalka Somalia ayaa sheegay in ay u tafa xayteen sidii ay gacanta dowlada dib ugusoo celi lahaayeen Gobalka Shabeelaha Hoose.... -
23 Sep 2009
Gaadiidka Rakaabka ah ee isaga kala goosho B/weyne iyo Gaalkacyo oo Hakad galay.
Waxaa hakad uu ku yimid gawaaridii ka shaqaynaysay inta u dhexeyso Puntland iyo Hiiraan, iyadoo labada dhinacba ay ku kala xayiran yihiin gaadiid badan oo alaabo ganacsi ah waday.... -
23 Sep 2009
Soomaali Kirishtaan ah oo Soomaaliya lagu laayay iyagoo Dad Gaalaysiinaya (Warbixin) yaab leh.
Layaabka Adduunka waxaa kamid ah in Dalka ay daashadeen Faqriga iyo Dagaalada ay ka dilaaceen Ol Ole naxdin leh oo shacabka Somalida qaarkood diinta looga saarayo.... -
23 Sep 2009
Wasiiru Dowle katirsan Dowladda oo ganacsatada Jubbooyinka uga digay Isticmaalka Dekadda Kismaayo.
Dhanbaal kasoo baxay DawladaSomaaliya, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed uga digay adeegsiga xarumaha ganacsiga ee magaalada Kismaayo oo ay gacanta ku hayaan kooxaha kasoo horjeeda.... -
23 Sep 2009
Maraykanka oo sheegay in ay gacan militari siinayaan DKM iyo AMISOM.
Dowlada Wadanka Maraykanka waxaa ay shaaca ka qaaday in ay laba jibaarayso taageerada ay siinayso DKM iyo Ciidamada Nabad ilaalinta ah ee AMISOM ee kusugan gudaha Wadanka Soomaaliya.... -
23 Sep 2009
Maamulka Islaamiga Kismaayo oo la Midoobay Xarakada Al Shabaab.
Maamulka Islaamiga magaalada Kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in ay la bahoobeen Xarakada Al Shabaab ee maamusho inta badan gobalada Koonfureed ee dalka Somalia.... -
23 Sep 2009
Indha Cadde "Xasan Daahir Aweys waa 70-sano Jir dagaal doon ah Carruurtiisi Masar ayuu gaystay wuxuu rabaa in uu laayay ilmaha Soomaaliyeed.
Hoggaamiyaha lagu magacaabo Yuusuf Indha Cadde oo hadda qayb ka ah Wasiirada Dowladda Federaalka Somalia ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha dagaalada wado ay doonayaan in ay dhacaan hantiga beesha Ceyr.... -
23 Sep 2009
Waa Maxay Kolestarool?!
Kolestarool (Cholesterol) waa shay dufan ah oo jirku uu u baahan yahay inuu ku shaqeeyo. Waxaa lagu sameeyaa beerka waxaana laga helaa cuntada ka timaadda xoolaha, sida hilibka, ukunta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo iyo subagga. ... -
23 Sep 2009
Safiirka Somalia u qaabilsan Dalka Kenya Maxamed Cali America oo lagu Amaanay Waxqabad iyo Howl-karnimo hagaagsan (Warbixin).
Dadka Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyo guud ahaan gobolada dalka Kenya ayaa aad u amaanay adeegyada ay ka helaan safaarada Soomaliya ee Kenya.... -
22 Sep 2009
Dagaaladii Caasimadda ka socday oo joogsaday iyo Xaaladda oo ah mid degan.
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa Caawa degan kadib Dagaallo iyo duqaymo Khasara dhaliyay oo Caawa ku dhaxmaray Ciidamada AMISOM iyo xoogaga islaamiyiinta ah ee dagaalka Halganka ah kula jira waxaana jira khasaara shacabka soo gaaray... -
22 Sep 2009
Tafaasiil Dheeri ah oo ay Ceelbaraf.Net ka heshay Dagaal Caawa ka dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha Muqdisho.
Warar faah fahasan ayaan ka helnay Dagaal caawa Fiidkii Suuqa Bakaaraha ku dhaxmaray Xoogag Islaamiyiin ah iyo Maleeshiyaad ilaala ka ahaa Dhismaha Shirkadda Isgaarsiinta Huramuud.... -
22 Sep 2009
War Deg Deg ah: Dagaal Qaraar oo Goordhaw ka bilaawday Gudaha Suuqa Bakaaraha Muqdisho.
Dagaallo qaraar oo u dhexeeya Xoogag Islaamiyiin ah iyo Maleeshiyaad ilaalo ka ah mid kamida Shirkadaha Isgaarsiinta Muqdisho ayaa Goordhaw ka bilaawday Suuqa Bakaaraha.... -
22 Sep 2009
War Deg Deg ah: AMISOM oo Duqayntii ugu Dareed ku haysa Suuqa Bakaaraha iyo Maydadka oo Bilqan wadooyinka Bakaaraha.
Duqayntii ugu ba'need ayaa Caawa Maqribkii ku bilaabatay Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho oo ah sayladda ganacsi ee ugu weyn magaalada Muqdisho.... -
22 Sep 2009
Dowladda Uganada oo sheegtay in ay Ciidan kale u dirayso Magaalada Muqdisho oo ay Dagaallo ka socdaan.
Qaar katirsan wadamada Qaaradda Africa ayaa ku baaqay in Ciidamo Dheeti ah loo diroi wadanka Somalia oo ay isku hayaan Islaamiyiin iyo Dowladd aan sidaas u Awood badnayn oo uu Hogaamiyo la sheegay in uu yahay Nin Macquul ah oo Nabadda jecel.... -
22 Sep 2009
Dagaallo iyo Duqaymo Culus oo ka Bilaawday Hodon iyo H/wadaag magaalada Muqdisho.
Dagaallo qaraar ayaa Goordhaw ka bilaawday degmooyinka Hodon iyo H/wadaag magaalada Muqdisho oo ay isku hayaan Xoogaga Islaamiyiinta iyo Ciidanka Dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM... -
22 Sep 2009
Daahir Maxamuud Geelle oo Beeniyay in Shabaab Taageero ka haysato Beelaha Somalia iyo Abuu Zubeyr oo Beelo Amaanay.
Dowladda Federaalka Somalia ayaa ka Jawaabtay Khodbad kulul oo uu shalay jeediyay Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo shacabka usoo diray Munaasabad hambalyo Ciida ah.... -
21 Sep 2009
Al Shabaab iyo Saraakiil katirsan Maleeshiyada Aadan Madoobe oo Guulo ka sheegtay dagaaladii ka dhacay degmada Yeed.
Maamulka Islaamiga Xarakada Mujaahidiimta Al Shabaab ayaa Tafaasiil dheer ka bixiyay dagaal culus oo ay xalay degmada Yeed kula galeen Maleeshiyaad Daacad u ah Adan Madoobe gudoomiyaha Baarlamanka.... -
21 Sep 2009
Xaaladda Muqdisho oo Caawa degan iyo Barakac Xoogan oo ka jiro Dharkeynleey.
Boqolaal qof ayaa bilaabya in ay ka Barakacaan guryahooda oo ku yaal dhanka Koonfureed ee magaalada Muqdisho kadib markii ay sii xoogaysteen dagaalada ka socdo Muqdisho.... -
21 Sep 2009
Xildhibaanno Difaaca Khiyaano lagu Eedeeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah Wasiirka Maaliyadda.
Xildhibaanno katirsan Baarlamanka Dowladda Federalaka Somalia ayaa maanta beniyay eedayn dhawaan loosoo jeediyay Ninka Wasiirka Maaliyada ugu magacaaban dowlada Shariif Shariif Xasan Sheekh Aadan.... -
21 Sep 2009
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku aaday Boqrtooyada Sucuudiga
Villa Somalia- Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa saakay u anbabaxay ... -
21 Sep 2009
Dhaqanka,Diinta,Asluubta &Waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool.
Waxaa sii badanaaya Walwalka Waalidiinta ku nool Waddamada reer Galbeedka kaasoo ay kaga Walwalaayaan... -
21 Sep 2009
Madaxweynaha Soomaaliya oo Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Salaaddii Ciidda ku Tujiyay Madaxda Qaranka iyo Dadweyne kale (Daawo Sawirada).
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa Salaaddii Ciida ku tujiyay una soo jeediyay khubaddii Ciida Madaxda Sare ee qaranka, xildhibaano, qaar ka mida saraakiisha iyo Ciidamada AMISOM ee Muslmika ah iyo dadweyne kale.... -
21 Sep 2009
sida looga iiday maanta muqdisho iyo dareen jawi nabadeed
sida looga iiday muqdisho iyo jawi nabadeed oo laga dareemayo dhamaan magaalada iyadoo meel fagaaro ah oo lagu wada tukaday... -
20 Sep 2009
Maamulka Shabakadda Wararka Ceelbaraf.NET oo Shacabka Muslimiinta ah ugu Hambalyaynayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.
Maamulka Shabakadda Wararka Ceelbaraf.net ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyaynaya Munaasabadda Ciidul Fidriga kadib markii ay Umadda Muslimiinta ah ay guteen 30-maalin oo Soon ah.... -
20 Sep 2009
Kaalmadii Ugu balaarneyd oo ururka caawiye gaarsiiyay Dadweynaha Soomaaliyeed ee ka Soo barakacay Dagaalada Woqooyiga Muqdisho (Sawiro).
Waxaa maanta oo ay taariikhdu aheyd 18/09/2009 u suura gashay Ururka Caawiye foundation Trust inuu gaarsiiyo kaalmadii ugu balaarneyd Dadweynaha Soomaaliyeed ee ay dagaaladu halakeeyeen kana soo barakacay deegaanada ... -
19 Sep 2009
Madaxweyne Shariif oo Cambaareeyay Weerarkii AMISOM lagu qaaday Balse ka Aamuse Xasuuqii ay AMISOM Shacabka ugaysatay.
Mas'uulka ugu sareeyo Dowladda Federaalka Somalia ayaa maanta ka hadlay Weerarii lagu dhameeyay Ciidanka AMISOM ee dhawaa ka dhacay Garoonka diyuuradaha magaaalda Muqdisho.... -
19 Sep 2009
Gudoomiye C/raxman Macow Umadda Hiiraan ugu baaqay Nabad iyo Sifaham Waara.
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ee dhawaan qaatay Nabadda ayaa ugu baaqay shacabka gobalka Hiiraan in ay ilaaliyaan nabadda iyo Midnimada islamarkaana aysan wax khilaaf ah gelin maalmaha Farxadda.... -
19 Sep 2009
Shariif Xasan Sheekh Aaden oo lagu Eedeeyay Khiyaano iyo Wax isdaba marin.
Xildhibaanada Baarlamanka ayaa Shariid Xasan ku eedeeyay in uu Afka u dhigtay dhamaanba dhaqaalihii loogu tala galay Ciidamada dowladda iyo dhaqaalihii lasiin lahaa Wasaaradaha Dowladda Federaalka Somalia.... -
19 Sep 2009
Dhaq Dhaqaaq Ganacsi oo loogu diyaar Garoobayo Munaasabadda Ciidda oo ka jiro degmada Ceelbaraf iyo Dadkii ugu badnaa oo degmadaasi gaaray.
Dhaq dhaqaaq Ganacsi oo aad u xoog badan ayaa ka socdo suuqa weyn ee degmada Ceelbaraf Gobalka Shabeelaha Dhexe halkaas oo ay shacabku ugu diyaar garoobayaan Munaasabadda Ciidul Fidriga maadaama ay gaba gaba marayso Bisha Ramadaan.... -
19 Sep 2009
Jaamacadda Carabta oo Cambaaraysay Weerarkii lagu laayay Ciidanka AMISOM ee Muqdisho jooga.
Waxaa sii xoogaysanaya Cambaaraynta ay Caalamka Q.Midoobe ku xiran u jeedinayaan Weerarkii dhawana lagu qaaday Ciidamada Midowga Africa ee ku sugan magaalada Muqdisho oo Khasarihii ugu badnaa kasoo gaaray Weeraro dhawaan loo gaystay.... -
19 Sep 2009
Maamulka Islamiga Gobalka Bay iyo Hay'ado Islaami ah oo ka farxiyay Carruurta Baydhabo kadib markii ay u Iibiyeen Dhar Ciid.
Maamulka Islaamiga Gobalada Bay iyo Bakool iyo Hay'ado islaami ah ayaa ka farxiyay Boqolaal Caruur danyar ah oo ku dhaqan Xeryaha Barakacayaasha ee ku nool... -
19 Sep 2009
Ciidamada AMISOM oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wado meelaha ay Muqdisho ka joogaan.
Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wado dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay ku sugayaan Amaanka meelaha ay ka deganyihiin magaalada Muqdisho... -
19 Sep 2009
Indha Cadde " Waxaan ka Aari doonaan Kooxihii Weeraray Ciidanka AMISOM ee u jooga Dowlada Islaamiga ah".
Wasiiro Dowladaha Wasaaradda Gaashandhigga Dowladda Federaalka Somalia ayaa shaaca ka qaaday in ay ka hortegi doonaan Weerarada ay Xoogaga Islaamiyiinta kusoo qaadaan Ciidanka AMISOM iyo xarumaha Dowladda.... -
18 Sep 2009
Sheekh C/raxmaan Macoow oo sheegay in la shaqaynta Dowladda KMG ah ay tahay Dembi Alle laga galay!!.
Gudoomiyihii hore ee Gobalka Hiiraan Sheekh Cabdi raxmaan Macoow ayaa shaaca ka qaaday in Maxaakimta Islaamka Gobalka Hiiraan ay si toos ah uga shaqa bilaabeen magaalada B/weyne.... -
18 Sep 2009
Xarakada Al Shabaab oo Maanta Xukuno Islaami ah ka fulisay Gobalka Shabeelaha Hoose.
Maamulka Islaamiga Al Shabaab u qaabilsan Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Maanta Gacan goyn iyo Xudun Tacziir ah ku fuliyay dad lagusoo qabtay iyagoo faraha kula jira Dembiyo kala gedisan.... -
18 Sep 2009
Xuquuqda Waalidka W/Q Daahir Macalin
Waxaan nafteydda iyo dhamaan dhalinyarada soommaaliyeed meel walba oo ay joogan kula dardaarmi lahaa iney iska ilaaliyaan waalidka oo ay ka duceystaan.... -
18 Sep 2009
Madaxtooyada Dowladda Federaalka oo Faah Faahisay Socdaalka Madaxweyne Shariif uu ku tegi doono Wadanka Mareykanka.
Muqidsho : Warfaafinta gudaha iyo dibadaba waxaa ku soo laablaabtay warar aan ku dhisneyn xaqiiqada oo ku saabsan Booqashada Madaxweynaha Soomaaliye Mudane Shariif Sheekh Axmed ee uu ku tagayo Maraykanka.... -
17 Sep 2009
Kansarka Naasaha Maxaad ka taqaan (Warbixin).
Dadka Hilibka cunaa 20 bis 50% ayay uga nugul yihiin kuwa khudrada cuna inuu kudhoco kansarka noocyadiisu marka lagasoo tago miisaanka qofka iyo qiiqinta Sigaarka... -
17 Sep 2009
Ilmaha Ku Dhasho Miisaan Hoose
Ilmaha ku dhasha miisaan ah 2500 oo graam ama 5½ pounds ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay ilmo miisaan hoose ku dhasha... -
17 Sep 2009
War Deg Deg ah: Taliyihii Ciidamada Burundi oo kamid noqday saraakiishii lagu dilay qaraxii Muqdisho iyo Maydadka AMISOM oo Garoonka laga daabulay.
Midowga Africa ayaa qirtay in Khasaara xoogan uu kasoo gaaray Qarax aad u xoogan oo maanta magaalada Muqdisho lagula eegtay saraakiishooda Ciidanka iyo kuwa Somali ah.... -
17 Sep 2009
Sarkaalkii ugu sareeyey ee ciidanka Amisom iyo saraakiil dawlada kmg ka tirsan oo ku dhintay qaraxyadii maanta Muqdisho ka dhacay.
Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa tilmaamaya in saraakiil sar sare oo dhinaca amaanka ah kana tirsan ciidamada Amisom iyo dawlada kmg ah ee Soomaaliya ay ku dhinteen isqarxinadii maanta dugsiga Xalane lagula eegtay ciidanka Amisom.... -
17 Sep 2009
Duqeymo xoogan oo ku socda Bakaaraha iyo deeganada ku dhow iyo khasaaraha ka dhashay duqeymahaas oo si kordhaya.
Ka dib qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee maanta duhurnimadii ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala eegtay ciidamada Amisom ayaa weli waxaa Muqdisho ka soconayo dagaalo goos goos ah iyo duqeymo xoogan oo lala ... -
17 Sep 2009
Dagaallo iyo duqaymo Culus oo ka socdo Magaalada Muqdisho qaybaha ay Dowladu Maamusho.
Daaallo iyo duqaymo xoogan ayaa Goordhaw ka bilaawday xaafado katirsan degmada Hodon magaalada Muqdisho halkaas oo halbowlo u ah Madaxda Dowladda iyo Ciidanka AMISOM.... -
17 Sep 2009
Xarakada Al Shabaab oo Bayaan adag kasoo saartay Mustaqbalka Sarkaal Faransiis ah oo u qafaalan.
Xarakada Al Shabaab ayaa Bayaaan Xasaasi ah kasoo saartay Mustaqbalka Sarkaal Faransiis ah oo dhawaan u gacan galay Xoogaga islaamiyinta ah ee ku sugan qaybo katirsan Somalia.... -
17 Sep 2009
Dhibaatada Soomaaliya ka taagani ma aha mid Diineed ee Waa... W/Q Cilmi Baare sare Daahir Sweden.
Waa ay badan yihiin sababaha loo aanayn karo burburkii soomaaliya ee sababay in ay meesha ka baxdo wixii ugu qaalisanaa ee ummadi lahayd ’qaranimadeedii’. ... -
16 Sep 2009
Madaxweynaha Dalka Venezeula oo sheegay in Dowladiisu ay Qorshaynayso samaysashada Awooda Nukliyerka.
Dowlada Venezeula ayaa sheegtay inay wado qorshe ay ku dhiseyso xarun sameysa awooda Nukliyerka, sidaa waxaa shaaca ka qaaday Madaxweynaha dalkaasi Hugo Chavez.... -
16 Sep 2009
Maamulka Islaamiga Gobalada Bay iyo Bakool oo ugu baaqau Ciidanka Dowlada in ay Is dhiibaan.
Maamulka Islaamiga Gobalada Bay iyo Bakool ayaa ugu baaqay Ciidamada Dowladda ee ku sugan degmada Yeed in ay iskusoo dhibaan Xoogaga Xarakada Al Shabaab ee maamulko inta badan degmooyinka Gobalada Bay iyo Bakool.... -
16 Sep 2009
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Kulan Muhiim ah la qaatay Golihiisa Wasiirada.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Golaha Wasiirada Dowladiisa oo ay in Mudda ah kala maqnaayeen. ... -
16 Sep 2009
Beesha Caalamka oo ka digtay Burbur ku yimaad Jiritaanka Dowladda Federaalka Somalia Hadii aan Dhaqaale lasiin.
Beesha caalamka ayaa ka wel welsan sii jiritaanka Dowlada Federaalka Somalia kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in dowladu aysan haysan wax dhaqaala ah oo lagu baxnaaniyo hay'daha Dowlada.... -
16 Sep 2009
Britain oo Ka Walaacsan Socdaalka Soomaalida.
Wargays ka soo baxa Britain ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka dalkaas ay uga digtay dawladda in Soomaaliya ay ka dhigan tahay caqabad hortaagan la dagaallanka argagixisada.... -
16 Sep 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54  Next
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 8
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.