» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Beesha Caalamka oo ka digtay Burbur ku yimaad Jiritaanka Dowladda Federaalka Somalia Hadii aan Dhaqaale lasiin.
Beesha caalamka ayaa ka wel welsan sii jiritaanka Dowlada Federaalka Somalia kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in dowladu aysan haysan wax dhaqaala ah oo lagu baxnaaniyo hay'daha Dowlada.... -
16 Sep 2009
Britain oo Ka Walaacsan Socdaalka Soomaalida.
Wargays ka soo baxa Britain ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka dalkaas ay uga digtay dawladda in Soomaaliya ay ka dhigan tahay caqabad hortaagan la dagaallanka argagixisada.... -
16 Sep 2009
Abuu Mansuur " Waxaan balan qaadaynaa in aan u Aar Gudi Doonno Walaalkeen Saalax Al Nabhaan Mareykan wuu arki doonaan waxa ku dhaca.
Dagaalyahano katirsan Ururka Al Shabaab ayaa ku hanjabay in ay u Aari doonaan Sheekh Salax Al Nabhaan oo dhawaan lagu dilay duqayn culus oo ka dhacday degmada Baraawe gobalka Shabeelaha Hoose.... -
16 Sep 2009
Waxgarad kasoo jeedo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo Kulan ku leh Degmada Ceelbaraf.
Odayaal iyo Waxgarad kasoo kala jeedo Gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta kulan Nabadeed ku leh degmada Ceelbaraf gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay dhawaan ka dheceen shaqaaqooyin.... -
16 Sep 2009
Sheekh Xasan Mahdi " Hadalkii Daahir Maxamuud Geelle wuxuu ahaa Riwaayad ay Ciidankooda Baxsadka ah Niyada ugu dejinayeen
Kooxda Xisbul Islaam ayaa beenisay warar sheegayay in wadahadal uu u socdo dowladda Federaalka Somalia iyo saraakiil katirsan Ururka Xisbul islaam si loo joojiyo colaada labadaasi dhinac u dhaxaysa.... -
16 Sep 2009
Al Shabaab oo qirtay in Weerar lagu qaaday Gaari uu la socday Saalax Cali Al Nab-haan.
Ururka Al Shabaab ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Weerarkii shalay lagu qaaday Saraakiil gacan saar lalahaa Al Shabaab gaar ahaan kuwa Muhaajiriin ah oo Somalia ku sugnaa.... -
16 Sep 2009
Sidee ugu wanaagsan ee aad u Xafidi Laheyd Araggaaga (Eye Care)
Waxa muhiim ah baaritaano indhaha ah oo joogto ah, si looga hortago dhaawac aan loo baahnayn oo ka yimaadaa xaalado aan la cilad-sheegin. Waa muhiim in la cilad-sheego goor hore ... -
15 Sep 2009
War Deg Deg ah: Dagaallo Qaraar oo Goordhaw ka bilaawday Degmada C/Casiis magaalada Muqdisho.
Dagaallo qaraar oo u dhexeeya Ciidanka Dowlaa oo kaahanaya kuwa AMISOM iyo Xoogaga Islaamiyiinta ayaa ka bilaawday magaalada Muqdisho.... -
15 Sep 2009
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo sheegtay in ay wax ka qabanayso Amaanka Dalka Somalia.
Dowlad Federaalkla Somalia ayaa markii ugu horaysay ka hadashay arrimaha Khal Khalka amaanka ah ee ka jiro wadanka Somalia gaar ahaan meelaha ay maamuso dowlada Federaalka Somalia.... -
15 Sep 2009
Maleeshiyaad Taageersan Dowladda KMG Somalia oo ku dagaalamay Gobalka Bakool.
Maleeshiyaad katirsan Dowlada Federaalka Somalia ayaa dhibaatooyin dhanka amaanka ah ka wado deegaanno katirsan gobalka Bakool oo weli ku harsan gacanta maamulkii hore ee dowlada u qaabilsanaa gobalada Bay iyo Bakool.... -
15 Sep 2009
Cudurka Shubanka oo Carruur farabadan ku laayay Ceelasha Biyaha.
Xaalaada caafimaad daro oo oo soo wajahday caruurta ku dhaqan wadad dheer ee isku Xirta Muqdisho iyo Afgooye oo ay daadsanyihiin boqolaal qoys oo ka cararay dagaalada ka socdo magaalada Muqdisho... -
15 Sep 2009
Daahir Maxamuud Geelle "Xisbul Islaam Qaran ayaan isla wadnaa laakin Al Shabaab wax nagama Dhexeeyaan waa Xagjirayaal".
Dowladda Federaalka Somalia ayaa mar kale ku celisay in ay Wadahadal kula jirto Ururka Xisbul islaam ee kamid ah Kooxaha Islaamiga ah ee sida weyn u diidan dowlada Federaalka Somalia. ... -
15 Sep 2009
Mareykanka oo Faah Faahin ka bixiyay Weerarkii ay Shalay ku Dileen Sheekh Salax Al Nabhaan.
Dowladda Mareykanka ayaa sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii shalay lagu qaaday gaari ay la socdeen Sarkaal katirsan Ururka Al Qaacidda iyo kuwo Shabaab ah oo marayay meel ku dhaw degmada Baraawe.... -
15 Sep 2009
Maamulka Islaamiga Kismaayo oo mar kale ku Celiyay in lasoo aruuriyo Zakaatul Maalka.
Afhayeenka maamulka magaalada Kismaayo Shiikh Xasan Yacquub Cali ayaa sheegay in ganacsatada magaalada ... -
15 Sep 2009
Beesha Mudulood ee Waqooyiga Mareykanka oo u diyaar garoobay soo Dhawaynta Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
Taariikhdu markay aheyd September 13th, 2009 ayaa Muduloodka ku dhaqan magaalooyinka... -
14 Sep 2009
Sarkaal katirsanaa Al Shabaaboo oo Goordhaw lagu Dilay Duqayn Culus oo ka dhacday magaalada Baraawe.
Waxaa Goordhaw gudaha magaalada Baraawe lagu lagu dilay Sheekh Saalax Cali Al Nabhaan oo katirsanaa saraakiisha Ururk Shabaab ee ka dagaalamo gudaha dalka Somalia.... -
14 Sep 2009
War Deg Deg: Diyaarad Dagaal oo Duqaysay degmada Baraawe oo ay ku sugnaayeen Saraakiil Shabaab ah.
Duqaymo Culus ayaa Goordhaw ka dhacay magaalada Baraawe gobalka Shabeelaha Hoose oo ay gacanta ku hayaan Xoogaga Xarakada Al Shabaab.... -
14 Sep 2009
Madaxweynaha Ereteria " Waan taageersanahay Kooxaha Mucaaradka Somalia laakin Shabaab ma taageersani waa Koox Al Qaacidda ku xiran".
Madaxweynaha dalka Ereteria ayaa shaaca ka qaaay in uusan la dhacsanayn qaabka ay u dagaalanto Xarakada Al Shabaab oo kamid ah kooxaha sida weyn ugasoo horjeedo dowlada Federaalka. ... -
14 Sep 2009
Odayaasha Degmada Ceelbaraf oo Kulan la qaatay Saraakiil katirsan Maamulka Gobalka Sh/Dhexe si loo xaliyo dagaaladii dhawaan dhacay.
Ciidamo katirsan Maamulka Islaamiga Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Shalay gelinkii dambe gaaray deegaano hoos yimaad degmada Ceelbaraf Gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay Colaado ka jiraan. ... -
14 Sep 2009
Dowladda KMG Somalia oo ka hadashay Rabshadaha iyo Khilaafaadka ka aloosan Maamulka Somaliland.
Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Rabshadihii dhawaan ka dhacay magaalada Hargaysa maamulka isku magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland.... -
14 Sep 2009
Suxufiyiinta Somaaliyeed ee Dibad joogta ah oo dhistay Urur ay ku mideysan yihiin.
Waxaa dhawaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya looga dhawaaqay Urur ay ku mideysan yihiin suxufiyiinta soomaaliyeed ee qurbe joogta ku ah wadamada dariska la ah soomaaliya,ka dib kulamo iyo wada tashiyo ay yeesheen suxufiyiintaasi. ... -
14 Sep 2009
Xukuumadda Yahuuda oo sheegtay in ay ku faraxsantahay Taageero siinta Dowladda KMG Somalia ee uu Hogaamiyo M.Shariif Sheekh Axmed.
Xukuumadda Yahuuda ayaa shaaca ka qaaday in ay taageero siinayso dowladda Federaalka Somalia ee uu hogaamiyo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.... -
13 Sep 2009
Muuse Caraale "Xisbu iyo Xoogaga kale Mas'uul kama ahan Xasuuqii Ciidanka Naafada waxaa gaystay AMISOM).
Xoogaga Xisbul Islaam ayaa gaashaanka u daruuray Warar kasoo yeeray Dowlada Federaalka oo sheegayay in Xoogaga Mucaaradka ah ay ka dambeeyeen madfacii dhawaan kusoo dhacay Cisbitaalka Naafada martiini magaalada Muqdisho.... -
13 Sep 2009
Fanaaniin ka imaaneysa Yurub oo habeenka ciida la damaashaadaya Soomaalida Munich Germany.
Magaalada Munich ee dalka Germany waxaa ka socda abaabul xoogan iyo diyaar garoow aan loo kala harin ee Soomaalida ku dhaqan wado taasoo lagu diyaarinayo xaflad weyn.... -
13 Sep 2009
Ciidamada AMISOM Xoolo Geel ah ku laayay agagaarka Garoonka Diyuuradaha Muqdisho.
Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa si bareer ah u laayay Xoolo nool oo ay lahaayeen ganacsatada Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho.... -
13 Sep 2009
Ardayda Banaadir oo cambaareeyey Xasuuqii ciidanka Naafada.
WARMURTIYEED. Anigoo ku hadlayaa magaca midawga ardayda gobolka Banaadir iyo urrurka Waddaniga Somaliyeed waxaan cambareyneynaa falkii foosha xumaa ee naxdinta iyo walbahaarka ku abuuray shacabka Somaliyeed meel walboo ay joogaan. ... -
13 Sep 2009
Gudoomiyahii Gobalka Hiiraan oo Caawa sheegay in uu Heshiis dhax dhigay Shabaab iyo Beesha Xawaadle Arrimo badana ka hadlay "Warbixin".
Gudoomniyihii gobalka Hiiraan u qaabilsanaa Dowlada Federaalka Somalia Sheekh C/raxmaan Macoow ayaa caawa shaaca ka qaaday in uu dib ugu laabtay Jabhadayntii uu hayay xiligii ay dalka joogeen ciidanka Itoobiya.... -
13 Sep 2009
Waxgaradka Degmada Ceelbaraf oo Beeniyay Warar Khalad ah oo ay degmada ka baahiyeen Idaacadaha Muqdisho.
Xaalada deegeenka Qoryoole xadka ay wadaagaan Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa Caawa degan kadib dagaallo culus oo maanta ku dhaxmaray Maleeshiya Beeleed waalaala ah.... -
12 Sep 2009
Qoysas Baracay oo kacabanaya Daruufo xagga Nolosha ah+Sawirro.
Qoysas ku barakacay suuqa xoolaha Dayax ayaa ka cabanaya daruufo xagga nolosha ah oo heysta, iyadoona qoysaskaan oo ah kuwa aad u fara badan aysan helin inka badan 2-sano wax caawinaad ah. ... -
12 Sep 2009
War Deg Deg ah: Rabshado Khasaara Xoogan dhaliyay oo magaalada Hargaysa ku dhaxmaray Ciidanka Somaliland iyo Kooxo caraysan.
waxaa sii xoogaystay Rabashadihii u dhexeeyay Ciidanka Booliska jamhuuriyada isku magacaawday Somaliland iyo Shacab farabadan oo caraysan hab dhaqanka Madaxweyne Rayaal.... -
12 Sep 2009
War Deg Deg ah: Dagaallo u dhexeeya Maleeshiyo Beeleed Walaala ah oo ka Bilaawday Deegaanka Qoryoole.
Dagaallo qaraar ayaa goordhaw ka bilaawday deegaanno dhaca xadka gogobalka Shabeelaha Dhexe uu lawadaago gobalka Hiiraan kaas oo u dhexeeyo Maleeshiyaad Beeleedyo hubaysan.... -
12 Sep 2009
Khasaara Nafeed oo ka dhashay Madaafiic ku habsatay Cisbitaalka Martiini iyo Hay'adda Elman oo arrinkaas Cambaareysay.
Khasaara xoogan ayaa ka dhashay Madaafiic haboow ah oo ku habsatay CXisbitaalka Martiin magaalada Muqdisho oo ay ku sugnayihiin Ciidankii Naafada Xoogga Soomaaliyeed oo cuuryaamiin ah. ... -
12 Sep 2009
Hubka Sharci darrada ah iyo Geedi socodka Nabadda ee Dalka Soomaaliya.
Soomaaliya dagaaladii sokeeye ka dib waxay noqotay goob ay nabbaddu ku yar tahay Burcadda Badaha iyo Berriguna ay ku badan yihiin kuwaa oo sii kordhaya Maalinba maalinta ka dambeysa ... -
12 Sep 2009
Wariyaasha Soomaalida Nairobi jooga qaarkood oo warar been abuur faafinaya.
Maalinimadii shalay {11 Sep} waxaa magaalada Nairobi ka dhacay munaasabad lagu dooranayay maamulka Saxafiyiinta Soomaalida ee dibad-jooga ah kuna sugan Kenya. ... -
12 Sep 2009
Midowga Africa oo Somaliland ugu baaqay daganaanş.
Midowga Africa ayaa Somaliland ugu yeeray daganaan ka dib gacan ka hadal dhax maray golaha wakiilada maamulkaas oo kulan ka lahaa xaaladda doorshooyinka iyo shrciyadda maamulka Riyaale.... -
12 Sep 2009
Wariye C/qaaddir Axmed Colaad oo ku guuleystay doorashada suxufiyiinta qurba jooga oo Nairobi ka dhacday.
Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa shalay taariikhdu aheyd (09/09/09) doortay guddoomiye cusub oo isku xira suxufiyiinta qurba jooga ah.... -
12 Sep 2009
Howlgal ay Dad ku dhaawacmeen oo ay Xoogaga Al Shabaab ka sameeyeen degmada Ceelbaraf Sh/Dhexe
Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Howl-gal ay Ciidamada Maamulka islaamiga Gobalka Shabeelaha Dhexe ay shalay ka sameeyeen degmada Ceelbaraf Gobalka Shabeelaha dhexe oo kamid ah meelaha ugu horumarsan gobalka Shabneelaha dhexe.... -
11 Sep 2009
Halgankii Loo Soo Maray Curinta Qaranimada Soomaaliyeed.
Soomaalidu waxey u soo martay jiritaankeeda jid dheer oo dhiig badan ku daatay. Waxaa la aaminsan yahay in Faraaciintii asalkeedi hore ay ka soo jeedey dhinaca Soomaalida. Soomaaliduna waxey waqtigaas ka mid ahayd qowmiyadihii safka ... -
11 Sep 2009
Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay deegaanka Miir-Taqwo Gobalka Shabeelaha Dhexe ku laayay Dad Masjid ku Cibaadaysanayay.
Maleeshiyaad hubaysan ayaa Xalay si arxan dara ah Dad ugu dilay deegaanka Meer-taqwo gobalka Shabeelaha Dhexe oo kamid ah tuulooyinka hoos yimaad degmada Ceelbaraf.... -
11 Sep 2009
Kororso aqoontaada oo wax kabaro dhibaatooyinka cudurka cagaarshowga B Maxaase keena?
Cagaarshwgu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus). ... -
10 Sep 2009
Mas'uulka ugu sareeyo Q.Midoobe ee Somalia oo Maanta gaaray Magaalada Hargaysa maamulka isku sheegay Somaliland.
Beesha Caalamka ayaa dadaal xoogan ugu jirto sidii ay xal uga gaari laheed Murun Siyaasadeedka u dhexeeya Siyaasiyiinta Somaliland iyo Madaxweyne Daahir Riyaale kaahin taas oo baqdin ku riday shacabka ku dhaqan Somaliland... -
10 Sep 2009
Axmed Diiriye Cali "Somaliland waxaan ugu digayaa in ay lamid Noqoto Koonfurta Somalia oo ay Dadkeeda layso".
Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa talooyin kala gedisan u jeedinaya Siyaasiyiinta maamulka isku magacaabay Somaliland oo ay ka jiraan Xiisado sababi karo Rabshado dhiig faraban ku daato maadaama Somaliland ay hadda tahay goob Nabdoon.... -
10 Sep 2009
Ciidamada Daraawiishta Dowladda KMG ah oo Dhac baahsan ka gaystay Wadada Ex.Control Afgooye (Xog Dhab ah).
Ciidamada Daraawiishta dowlada Federaalka Somalia ayaa markii ugu horaysay ku dhaqaaqay falal Burcadnimo ah oo ay kula dhaqaaqeen Shacabka isaga kala goosho Muqdisho iyo degmada Afgooye gobalka Shabeelaha Hoose.... -
10 Sep 2009
Al Shabaab oo sheegtay in ay Gacanta kusoo dhigtay Jawaasiis la shaqaynayay AMISOM.
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta kusoo dhigtay Dad lagu helay falal basaasnimo ah oo ay ugu basaasayeen Ciidamada AMISOM iyo dowladda Federaalka Somalia.... -
10 Sep 2009
Madaxweyne Shariif oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia ayaa kulan muiim ah la qaatay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Curmar Geelle oo shalay madaxweynaha ugu yeeray booqasho saaxibtanimo.... -
10 Sep 2009
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ooMaanta Fulisay Xukuno Gacan Goyn ah iyo Garbaashid lagu fuliyay Dhalinyaro reer Muqdisho ah (Daawo Sawirada).
Xarakada Al Shabaab ayaa Maanta fulisay Xukuno kala gedisan oo ay ku fulisay Dad lagusoo eedeeyay in ay galeen Falal ka baxsan Shareecada Islaamka.... -
09 Sep 2009
Madaxweyne Shariif iyo Wafdi balaaran oo Muqdisho ka Dhoofay isagoo gaaray dalka jabuuti.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ay kusii jeedaan magaalada Jabuuti ee caasimada wadanka jabuuti... -
09 Sep 2009
Maxkamada dalka DRC Kongo ayaa Dil ku xukuntay labo muwaadin oo u dhashay dalka Norway, oo lagu soo eedeeyey falal ah dil iyo Basaasnimo (Sawiro).
Maxkmadda ayaa shalay ka bilaamatay magaalada Kisangani ee Waqooyi bariga Kongo. ... -
09 Sep 2009
Ciidamada NATO ee ku sugan dalka Afghaanistaan oo ku guuleystay inay soo daayaan Saxafi u qafaalnaa Xoogaga Daalibaan.
Stephen Farrell oo u dhashay dalka Ingiriiska ayay kooxda Taliban ka afduubeen meel aan ka fogeyn magaalada Kunduz ee dalkaasi Afghaanistan. Mr.Farrell wuxuu u shaqeenayey jariirada ... -
09 Sep 2009
Warar Deg Deg ah: Dagaallo Qaraar oo Goordhaw ka bilaawday Wadada Dabka magaalada Muqdisho.
Dagaallo qaraar oo u dhexeeya Xoogaga Islaamiyiinta iyo Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Somalia ayaa Goordhaw ka bilaawday Wadada Dabka magaalada Muqdisho.... -
09 Sep 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54  Next
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 8
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.