|
|
Madaxweyne Shariif oo Kulan laleh R/wasaare Males Zanaawi.
Madaxweynaha Dowlada Fd Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu horkacayay oo shalay gaaray dalkaasi Eihopia ayaa waxa uu halkaasi xalay kulmo saacada qaatay kula yeeshay wafuud maraykan ah oo ku sugnaa dalka Itoobiya kuwaasi oo ay in mudda ah ka wada hadlayeen xaalada dalka soomaaliya. ... - 07 Jul 2009 |
|
Kabtan Garmany u dhashay oo ku dhiban gacanta kooxo Somali ah oo u Afduuban
Hansa Stavanger oo ah Kabtankan markab nuucda xamuulka ah oo kooxaha burcad badeeda Soomaaliya u gacangalay bishii Abril ayaa waxa uu fariin deg-deg ah u diray Angela Merkel oo ah Ra’iisul wasaaraha Jarmalka isagoo ka codsaday in ay biiyaan lacagaha ay sheegteen burcad badeeda soomaaliya ... - 05 Jul 2009 |
|
Dagaaladii Muqdisho oo sii xoogaystay.
Dagaallo galay maalintii 4-aad ayaa ka soconaya magaalada Muqdisho qeybo kamid ah gaar ahaan Waqooyiga magaalada Muqdisho oo ay ku dagaalamayaan ciidanka Dowladda KMG ah iyo Xoogagga kahorjeeda ee Xizbul Islaam iyo Al-shabaab oo is kaashanaya.... - 04 Jul 2009 |
|
AMISOM oo Dad Rayid ah ku dishay Magaalada Muqdisho.
Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa la xaqiijiyey in maantay ay dil bareer ah Isgoyska KM 4 ugu geysteen nin rayid ah, xili ninkaasi uu wadada hareeraheeda ka qaadayay dhag xaan dhoobnayd halkaasi.... - 03 Jul 2009 |
|
Mudane katirsan Baarlamanka Somalia oo Xalay Muqdisho ku dhintay.
Geerida xildhibaankaan waxaa xaqiijisay wasiiradda horumarinta Reer Miyiga Khadiijo Maxamed Diiriye oo xalay ka qeyb gashay munaasabad lagu xusayey 1-da Luulyo oo ah maalintii ay gobolada koonfureed xornimada ka qaateen gumaystihii Talyaaniga.
... - 01 Jul 2009 |
|
Dagaallo kooban oo Muqdisho ka dhacay.
Iska horimaad u dhexeeyey xoogagga hubaysan ee kahorjeeda dowladda KMG ah iyo ciidanka dowldda ayaa saaka kadhacay qeybo kamid ah degmooyinka Howlwadaag iyo Wardhiiglay.... - 30 Jun 2009 |
|
Duleedka Magaalada Jowhar oo Dad lagu dilay.
Kooxo hubaysan ayaa tacshiirad dhimasho sababtay waxa ay ku fureen gaariga rakaab ah oo marayey meel ku dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, iyadoo rasaasta ay kooxaha hubaysan ku fureen gaariga ay dhalisay khasaare nafeed.
... - 29 Jun 2009 |
|
Dowladda KMG ah oo Warqad Codsi ah u dirtay Males Zanawi.
Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Dowladda KMG ah ee Somaliya ayaa tagay Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya isagoo socdaalkiisa markii hore ku sheegay inuu ku sii jeedo Imaaraadka Carabta balse warar maanta soo baxay ay sheegayan in Wasiirku Adis ababa ku sugan yahay.... - 27 Jun 2009 |
|
Sarkaalkii ugu sareeyay Ciidanka Dowladda KMG ah oo dhaawacmay.
Sida lagu daabacay wargeyska Sharqal Awsat ee ka soo baxa magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa dhawaan dagaaladii kadhacay magaalada Muqdisho ku dhaawacmay Col. Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhuumaal oo ah taliyaha ciidanka xoogagga dowladda KMG ah... - 24 Jun 2009 |
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 Next |
|
|