» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Dowladda Pakistan oo sheegtay in ay Soomaaliya iyo UN-ka Kala Hadleyso Dad Ay Ka Heystaan Burcad Badeedd Soomaaliyeed.
Dowladda Pakistan oo sheegtay in ay Soomaaliya iyo UN-ka kala hadleyso dad ay ka heystaan Burcad badeedd Soomaaliyeed. ... -
28 Aug 2010
Dawladda Federaalka Oo Deeqo Waxbarasho Ka Helaysa Turkey iyo Syria;
Dawladda Federaalka Oo Deeqo Waxbarasho Ka Helaysa Turkey iyo Syria;... -
28 Aug 2010
Xarakada Al-Shababa oo maanta shir jaraa'id ku qabatay saldhigii Ahlu-Sunna ee Mowlaca Macalin Nuur.
Waxaa Magaalada Muqdisho ka soconaaya maalitii lixaad dagaallo ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir ee Xarrakatul Shabaab Sheekh Cali Maxamed Xuseen....... -
28 Aug 2010
Muwaadin Soomaali ah oo xukun ku riday Maxkamad Mareykanka ku taala .
Nin Soomaali ah ayaa ka hor qirtay Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka inuu isku dayay inuu afuubto markab dagaal oo lagu magcaaabo USS Ashland...... -
28 Aug 2010
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka baaqday Marti qaad uu ka helay Dowladda Kenya.
Madaxweynaha dawlada Federaalka Kumeel gaarka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay ka baaqday socdaal casuumaad ah oo uga timiday dhiggiisa dalka Kenya Kibaki..... -
28 Aug 2010
Dagaal laba beelood ku dhexmary Deegaanka Camaara.
Laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka dagaal ku dhex maray deegaanka loo yaqaan Baraag Ciise kadib...... -
28 Aug 2010
Ganacsatada Muqdisho oo degsan la' Markab Muddo taagan dekadda Caalimiga ah ee Muqdisho
Markab shixnado badeecooyin kala duwan ah ayaa muddo ku dhow toddobaad taagan meel aan sidaasi uga fogeyn Dekedda caalamiga ah ee Muqdisho..... -
28 Aug 2010
Prof: Iibbi oo kulamo la yeelanaaya Madaxda Dowladda Yemen.
Ra'iisulwasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Kheyraadka Badda iyo Kaluumeysiga Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Iibbi ayaa booqasho ku jooga dalka Yemen..... -
28 Aug 2010
Madaxweyne Faroole oo dawlada KMG ah ugu baaqay inay jiifka ka kacdo oo ay jilibka u dhigto kooxaha dhiigya cabka ah ee Shabaab iyo Xisbul Islaam.
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Md. C/raxmaan Xaaji Maxamed Faroole ayaa dawlada KMG ah ugu baaqay inay jiifka ka kacdo...... -
28 Aug 2010
Afhayeenka Al-shabaab oo U hanjabay Milkiilayaasha Hoteelada ee Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka kooxda Shabaab Cali Maxamud Raage (Cali Dheere) ayaa digniin u soo jeediyay Milkiilayaasha iyo howl wadeenada hoteelada Magaalada Muqdisho ...... -
28 Aug 2010
Midayn laga dhex samayn lahaa Shabaabka iyo Xisbul Islaam oo la shaaciyay in fashil uu ku yimid.
Sarkaal ka tirsan ururka Xisbul Islaam oo lagu magacaabo Axmed Cali Gees ayaa markii ugu horeysay shaaciyay inuu fashil ku yimid... ... -
28 Aug 2010
Baahinta Heesaha wadaniga ah oo ay bilaabeen Idaacadaha Muqdisho Qaarkood .
Magaalada Muqdisho waxaa maalmahaan hareeyay saxansaxo lagu soo nooleynayo wadaniyadda iyo qiimaha ay leedahay nabadda... -
28 Aug 2010
Wasiirka Gaashaandhiga"Dowladda KMG ah inay is casisho kuma xalismeyso mushkiladda Soomaaliya inta Al-Qaacida wadanka joogto"
Iyadoo dhowr bilood ay iminka la jiraan laba sano oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan dagaallo aan dhammaad lahayn una dhaxeeya Dowladda KMG ah iyo kooxaha mucaaradka ah ... -
28 Aug 2010
Xukuumada Itoobiya oo faah faahisay Ciidankeedii soo galay Wadanka Soomaaliya.
Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay Ciidankeedii maalintii shalay soo galay Dalka Soomaaliya, kadib markii Ciidamada Xarakada Alshabaab ay bilaabeen weeraro culus oo ka dhan ah dowladda KMG iyo Ciidamada AMISOM. ... -
28 Aug 2010
Rayidka oo sii baaba’aya xili dagaalada muqdisho ay galeen maalintoodii Lixaad.
Maalintii Lixaad ayay si toos ah u gashay dagaalada ka socda Caasimada Magaalada muqdisho dagaaladaasi oo u dhaxeeyaan Ciidamada Dowladda KMG, Ahlusunna Waljameeca, ciidamada AMISOM oo isku saf ah iyo Ciidamada Xarakada Alshabaab iyo kuwa Ururka Xizbul islaam oo isku dhinac ah, waxaana dagaaladaasi ka dhashay Qasaarooyin Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo fara badan iyo Dhinacyada dagaalada u dhaxeeyaan. ... -
28 Aug 2010
Safiirkii Soomaaliya u ufadhiyey Zambia oo Geeriyoodey;
Safiirkii Soomaaliya u ufadhiyey Zambia oo Geeriyoodey;... -
27 Aug 2010
Maraykanka Oo Sheegay Inuu Tababaraayo Ciidanka Dawladda Federaalka
Maraykanka Oo Sheegay Inuu Tababaraayo Ciidanka Dawladda Federaalka... -
27 Aug 2010
Maalintii 5-aad oo Muqdisho lagu dagaalamayo
Maalintii 5-aad oo Muqdisho lagu dagaalamayo... -
27 Aug 2010
Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka walaacsan xirnaashaha Wadada Dabka ee Muqdisho.
Kadib markii dagaalada Shanta maalin jirsaday ee wali ka socda Qeybo fara badan oo ka mid ah Caasimada Magaalada muqdisho ayaa waxaa dagaaladaasi saamayn ku yeesheen Wadada Dabka oo loo maro suuqa weyn ee Bakaaraha.... -
27 Aug 2010
Ciidamo Gurmad ah oo Maamulka Alshabaab ee Kismaayo u soo diray dagaalada Muqdisho.
Wiilaayada Al-Shabaab ee degmada Kismaayo ayaa maanta shaaca ka qaadday in ay gurmad u direen dagaallada ka socda magaalada Muqdisho ee ay isaga soo horjeedaan dowladda ... -
27 Aug 2010
Ruux Gooynta Shacabka bisha Ramadaan Miyaa Rajo Dowladnimo Iyo Raxmad lagu Helayaa waa yaabe ??
Ruux Gooynta Shacabka bisha Ramadaan Miyaa Rajo Dowladnimo Iyo Raxmad lagu Helayaa waa yaabe ?? ... -
27 Aug 2010
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay Gacan ku haynta Isgoyska Kalabeyr ee Gobalka Hiiraan.
Boqolala katirsan Ciidanka Itoobiya ayaa soo gaaray deegaanka Kalabeyrka ee Gobalka Hiiraan waxaana la socda Ciidamo Soomaali ah.... -
27 Aug 2010
Xildhibaanada Baarlamanka oo ka Walaacsan Xaaladooda Amaanka kadib weerarkii Hotel Muna.
Mudanayaasha Baarlamanka Dowladda KMG Somaliya ayaa walaac balaaran ka muujinaya xaaladooda amaan kadib markii Xoogaga Hubaysan ay laayeen Mudanayaal iyo saraakiil Ciidan.... -
27 Aug 2010
Mucaaradka oo Guulo ka sheegtay Dagaaladii Culsaa ee Muqdisho ka socda.
Xoogaga Mucaaradka ayaa ku dhawaaday Madaxtooyada Villa Somaliya kadib markii ay dagaallo culus lagaleen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG ah... -
27 Aug 2010
Warsaaxafdeed Hay'adda Amnesty ka soo saartay dagaallada Muqdisho ka socda.
Hay'adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay uga hadashay xalaadda dagaalada ka socda magaalada Muqdisho isla markaana cambaareysay weerarrada ay labada dhinac la beegsanayaan shacabka. ... -
27 Aug 2010
Ururada Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya oo Canbaareeyey Xasuuqii Hotel Muna
Ururada Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya oo Canbaareeyey Xasuuqii Hotel Muna... -
27 Aug 2010
Haweeney Somali ah oo lagu eedeeyay isku day Afduub diyaaradeed oo la xukumay.
Haweeney Somali ah oo lagu eedeeyay isku day Afduub diyaaradeed oo la xukumay. ... -
27 Aug 2010
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo kulanka Wasiirada guddoominayay ayaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa loogana hortegi lahaa xaaladda nabadgelyo ee faraha ka sii baxeysa.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo kulanka Wasiirada guddoominayay ayaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa loogana hortegi lahaa xaaladda nabadgelyo ee faraha ka sii baxeysa.... -
27 Aug 2010
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaca ee gobolka Banaadir oo ku dhawaaqday inay laba labalaabayso Dagaalka ay kula jirto koxaha Shabaab iyo Xisbul islaam.
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaca ee gobolka Banaadir oo ku dhawaaqday inay labalabalaabayso Dagaalka ay kula jirto koxaha Shabaab iyo Xisbul islaam. ... -
27 Aug 2010
Culumaa'udiinka Ahlusuna oo si xoogan u cambaareeyay xasuuqii Hotel Muna.
Culumaa'udiinka Ahlusuna oo si xoogan u cambaareeyay xasuuqii Hotel Muna;... -
27 Aug 2010
Dagaladii Muqdisho oo Socda iyo Wadooyinka qaar oo ka go'ay Gaadiidka iyo Lugtaba.
Dagaladii Muqdisho oo Socda iyo Wadooyinka qaar oo ka go'ay Gaadiidka iyo Lugtaba.... -
27 Aug 2010
Cambaaraynta Caalamka
Cambaaraynta Caalamka... -
26 Aug 2010
MSF: Waxaan daawaynay in Kabadan 127 qof Afar Cisho Gudahood
MSF: Waxaan daawaynay in Kabadan 127 qof Afar Cisho Gudahood... -
26 Aug 2010
Baaq Uu Soosaaray Ururka Amnesty International
Baaq Uu Soosaaray Ururka Amnesty International ... -
26 Aug 2010
Abuu Mansuur oo la sheegay inuu ka dambeeyay Qaraxii ka dhacay Hotelka Muna iyo Mid ka mid ah Ilaladiisa oo ragii is qarxiyay ka mid ahaa.
Waxaa soo baxaya macluumaad la xariira labadii wiil ee iyagu isku qarxiyay Hotelka Muna ee magaalada Muqdisho kaddib 48-saac markii ay halkaasi ka geysteen xasuuq dadweyne iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya. ... -
26 Aug 2010
Nin Mayd ah oo xalay soo weeraray Ciidamada Booliska oo la soo Bandhigay.
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Meydka Nin ay sheegeen in toogteen kadib markii xalay ay weerareen koox ka tirsan Shabaab Deegaanno ka tirsan Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. ... -
26 Aug 2010
Prof. Gaandi oo dowladda KMG ah ugu baaqay inay ka digtoonaato Ammaanka Mas'uuliyiinta Qaranka.
Prof. Maxamed Cabdi Gaandi Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ugu horeyn cambaareeyay kuwii ka dambeeyay falkii ismiidaaminta ahaa ee lagu laayay dad fara badan ... -
26 Aug 2010
Golaha Ammaanka oo ka arinsanaaya arrimaha Soomaaliya.
Kulan ay magaalada New York ee dalka Mareykanka ku leeyihiin xubnaha golaha amaanka ee Q,M ayaa waxay kaga hadlayaan arrimo quseeya amaanka iyo kooxaha burcad badeeda Somalida. ... -
26 Aug 2010
Jen, William “Kip” Ward oo shaaca ka qaaday in aqalka Cad ee Mareykanka uu amar ku siiyay taliska AFRICOM inay caawiyaan dawlada KMG ah ee Soomaaliya.
Taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Africa ee lagu magacaabo AFRICOM ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegeen inay dawlada KMGS ku taageerayaan agab Millitary si ay uga adkaato xoogaga ka soo horjeeda. ... -
26 Aug 2010
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Suyun Mesvin inay ka xunyihiin weerarkii dhawaan lagu qaaday Hotelka Munna oo ku yaala meel u dhaw xarunta Madaxtooyada kaasoo lagu dilay tiro dad ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Suyun Mesvin inay ka xunyihiin weerarkii dhawaan lagu qaaday Hotelka Munna oo ku yaala meel u dhaw xarunta Madaxtooyada kaasoo lagu dilay tiro dad ah.... -
26 Aug 2010
Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Ciidamada Somaliland ku xireen Magaalada Boorame.
Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Ciidamada Somaliland ku xireen Magaalada Boorame.... -
26 Aug 2010
Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Hotel Muna oo la gaarsiiyay Magaalada Nairobi.
Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Hotel Muna oo la gaarsiiyay Magaalada Nairobi.... -
26 Aug 2010
Sheekh Shariif oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo.
Sheekh Shariif oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo.... -
26 Aug 2010
Magaalada Muqdisho oo deganasho aan la isku halayn Karin ka jirta iyo xaafadaha oo Haawinaya.
Magaalada Muqdisho oo deganasho aan la isku halayn Karin ka jirta iyo xaafadaha oo Haawinaya.... -
26 Aug 2010
Dowladda KMG ah oo ku baaqday in Idaacadaha Muqdisho shaqadooda loo madax banaaneeyo.
Dowladda KMG ah oo ku baaqday in Idaacadaha Muqdisho shaqadooda loo madax banaaneeyo.... -
26 Aug 2010
Cambaaraymaha ka dhanka ah Weerarkii Hotel Muna oo soo kordhaya
Cambaaraymaha ka dhanka ah Weerarkii Hotel Muna oo soo kordhaya... -
26 Aug 2010
"Maamulka Waax iyo Waadi Soomaaliya ayaa looga dhawaaqaa dhawaan , abaabulki dibadana waa soo gabgabeyney"Marwo Jawahir Barqab.
"Maamulka Waax iyo Waadi Soomaaliya ayaa looga dhawaaqaa dhawaan , abaabulki dibadana waa soo gabgabeyney"Marwo Jawahir Barqab. ... -
25 Aug 2010
Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed;
Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed;... -
25 Aug 2010
Magacyadii Xildhibaanadii shalay ku dhintay Weerarkii Hotel Muna oo maanta Golaha Baarlamanka Soomaaliya soo Bandhigay.
Magacyadii Xildhibaanadii shalay ku dhintay Weerarkii Hotel Muna oo maanta Golaha Baarlamanka Soomaaliya soo Bandhigay.... -
25 Aug 2010
Dagaalka Maanta oo ay guulo ka gaareen Ciidamada Ahlu Sunna Wal-Jameeca.
Dagaalka Maanta oo ay guulo ka gaareen Ciidamada Ahlu Sunna Wal-Jameeca.... -
25 Aug 2010
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54  Next
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 8
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.