Shabaab iyo Xizbul Islaam oo laga cabsi qabo inay isku fara saaraan Xarardheere. Wararka laga helayo degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad u dhexeysa ururada Al-shabaab iyo Xizbul Islaam taas oo salka ku heyso gacan ku heynta degmada Xarardheere oo ay ku loolamayan labada dhinac.... - 19 Aug 2010
Maamulka Islaamiga Kismaayo oo Bilaabaya Zaka aruurinta Sanadka. Mamaulka Islaamiga Gobalada Jubbooyinka ayaa shaaciyay in la bilaabay Zaka aruurintii ay ka wadeen degmooyinka kala gedisan gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Juubada Hoose.... - 16 Aug 2010