Qiimaha Raashinka lakala siisto ee Gobalka Banaadir oo Sare U Kac balaaran ku yimid. Qaar ka mid ah Ganacsatada Gobolka banaadir ayaa noo sheegeen in ay sabab u tahay kororka ku yimid Qiimaha Raashiinka iyadoo dalka Soomaaliya isaga hayaameen Ganacsato fara badan oo lagu tiro kuwo ugu badnaa ee Raashiinka iyo Badeecooyinka kale soo galin jiray Caasimada Magaalada Muqdisho.... - 14 Aug 2010
Maxkamada Bosaso oo 6 sano ku xukuntay Agaasimaha Horseed Media Waxaa saaka maxkamada darajada 1aad ee Bosaaso la horkeenay Eng.Cabdifutax Jamac Mire, Agaasimaha Idaacadda Horseed Media ee magaalada Bosaaso, Agaasimaha ayaa xalay lagu hayey saldhiga dhexe ee Bosaaso kadib markii shalay ay xireen ciidamada Booliiska.... - 14 Aug 2010
Magaalada Muqdisho oo Degan tan iyo Bilashadii Bisha Ramadaan. Waxaa saaka xaalad daganaasho ah ay ka jirtaa Caasimada magaalada Muqdisho marka loo eego shalay iyo maalmihii ka sii horeeyey oo ay ka dhaceen dagaalo goos goos ah iyo Duqeymo.... - 14 Aug 2010
Ciidamada Dowladda KMG oo Howlgallo ka sameeyay Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha dhanka Amaanka Maamulka Gobolka Banaadir Dowladda KMG ee Soomaaliya Warsame Maxamad Jorax ayaa sheegay in ay wadaan howlgalo ay ku xaqiijinayaan Amaanka degmooyinka Dowladda KMG ay maamusho.... - 12 Aug 2010
Males Zanawi oo Shuruud ku Xiray Ciidan Hor leh oo uu usoo diro Somaliya. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Itoobiya Meles Zenawi ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay Ciidamada dalkiisa inuu mar kale u diro Dalka Soomaaliya si ay u difaacaan Ciidamada AMISOM iyo Dowladda KMG ee soomaaliya oo dagaalo iska caabin ah kala kulmeen Xarakada Alshabaab iyo Xizbul Islaam.... - 12 Aug 2010
Dowladda KMG ah oo dib ufurtay Saldhig Galbeed ee magaalada Muqdisho. Munasbada lagu Furayay Saldhiga Galbeed ee ku yaala Dagmada Dharkeenlay ee Gobolaka Banaadir kadib dayactir lagu sameeyay ayaa manta ka dhacday Xarunta Saldhigaaasi taasi oo ay ka soo qeyb galeen.
... - 11 Aug 2010
Faroole oo ku Faanay in uu qabqabtay Shacab kasoo Jeedo Koonfurta Soomaliya Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo la hadlayay saxaafada ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay in dhalinyaro uu ku sheegayay in ay ka soo jeedaaan Koonfurta dalka Soomaaliya ay ka ... - 10 Aug 2010
AMISOM oo Dad ku laysay Deegaanka KM13 ee duleedka Muqdisho. 6-Ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay tiro intaasi ka badana waa ay ku dhaawacmeyn duqeymo culus oo xalay lagu garaacay qeybo badan oo ka mid ah gobolka Banaadir gaar ahaan duleedka magaalada Muqdisho iyo degmada Dharkeenleey oo ay haatan ku suganyihiin dad aad u fara badan oo Barakacayaal ah.... - 10 Aug 2010