» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Kala Iibsiga Xubnaha Jirka Aadanaha Oo Qiimihii Ugu Sareeyey Ka Gaaray Dunida.
This article has been Published at: 11-11-2009 and has been viewed 521 times
W/Q Dahir Macalin Dahir Sweden Birmingham/UK


 
                          
               
 
World News (SP) - Kala Iibsiga xubnaha jirka bini’aadamka ayaa dunida wuxuu ka marayaa meeshii ugu sareysay iyadoo xubnaha kuwooda ugu qaalisan ay iminka noqdeen Kelyaha waxaana arintaasi lagu tilmaamay qiimaha la kala siisto xubnaha jirka bini’aamka in uu ku kala duwan yahay dalalka caalamka.
 
Hay’ada Caafimaadka aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO waxay sheegtey 5% oo u dhiganta 70 kun oo xubnaha jirka bini’aadamka in lagu kala gatey suuq madow iyadoo sidoo kale ay kordheen kumanaanka kun ee qof baadi goobayana iibsiga xubno jir bini’aadam oo iyaga ay ka haleeleen cuduro kala duwan. 

Dalka Mareykanka waxaa baadi goob iyo raadin ugu jira noocyada kala duwan ee xubnaha muhiimka ah ee jirka bini’aadamka dad lagu sheegay tiradoodu lagu sheegay inay ka badan tahay 100 kun oo qof halka UK ay fayl ku jiraan 8 kun oo qof, Faransiiska waxay toosh afar qaad ah ku raadinayaan xubnahaasi jirka 5 kun oo qof waxaana 10-kii sano ee ugu dambeysay sii kordhaya dalabaadka iyo baadi goobka xubnaha muhiimka ee jirka aadanaha.
 
Wadamada dunida ugu badan ee sida joogtada ah ee sida tusbax afka laga furay xubnaha jirka bini’aadamka loogu kala gato suuqa waxaa ugu horeeyea Brazil, Hindiya, Moldova, Romania iyo Filibiin, sidoo kale bariga dhexe waxaa ugu badan Turkiga Masar, waxaase hada suuqa kala iibsiga xubnaha jirka bini’aadamka soo galay dalalka Ciraaq iyo Falastiin.

Cilmi baare Nancy Scheper-Hughes oo ka tirsan Jaamacada University of California, Berkeley, waxay socdaal ku tagey wadanka Turkiga waxayna sheegtey inay doonayso inay iska iibiso Keli caafimaad qabta iyadoo ku jirtey baaritaan amuurahaasi ku aadan waxaana loo sheegay in laga siisan doono in ka badan 2 kun oo Euro oo ku dhaw 3 kun oo doolar.
 
Magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq haatan halkii xabo oo keli ah waxaa lagu kala
gadanayaa lacag ku dhaw 15 kun oo doolar, halka wadanka Vietnam lagu kala baayacanayo 3500 oo doolar, dalka Masar 3200 oo doolar laakiin qiimo jaban oo aan ka badneyn kun doolar ayaad kaga heli kartaa keli caafimaad qabta wadanka Hindiya.

Suuqyada kala iibsiga xubnaha muhiimka ah ee jirka bini’aadamka waxaa hada ku soo biiray wadanka Kuwait hadii aad tahay qof u dhashay wadankaasi kelidaada waxaa laga gadayaa 1000 dirhan oo lacagta dalkaasi ah una dhiganta 3 kun oo doolar, hadiise aad tahay ajanabi 800 oo dirham ayaa jeebka lagaaga baar baarayaa Qof ka mid ah dadka baaritaanka arintan ku sameeyey ayaa sheegay in maalin isagoo dhexmaraya bartamaha magaalada Kuwait uu ku arkay ogeysiis meel suran oo lagu beecinayo keli isla markaana telefoon ku qoran yahay.
 
Qofkaasi oo ka gaabsadey in magaciisa saxaafada laga sheego wuxuu xusey in uu wacay telefoonkii, isla markaana qiimaha kelidaasi loogu sheegay 1000 dirhan, balse isagu uu gaaray lacagtaasi barkeed iyadoo qofkaasi uu diiday lacagtaasi
 
Shakhsiga baaritankan sameeyey wuxuu sheegay ugu dambeyntii in uu waydiiyey qofkaasi sababta uu kelidiisa u beecinayo wuxuuna si fudud iigu jawaabay buu yiri “waa arin aniga ii gaar ah”, markaasi ka dib ayuu wuxuu xusey in uu sheegay qofkaasi kelida beecinaya in arintaasi ay tahay dambi laakiin kelidiis beeciyihii wuxuu si fudud ugu jawaab celiyey “Waad mahadsantahay”.
 
Dahir Macalin Dahir Sweden
Birmingham/UK
   Wararkii Hore ee CeelbaraNet Halkan ka Akhriso
  

Ceelbaraf.net@hotmail.com ama Webmaster@ceelbaraf.net




         

                  Daawo Sawirro

            
 
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 5
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.