Wararka nagasoo gaaraya Itoobiya ayaa sheegaya in R/wasaaraha Itoobiya uu u yeeray Zanawi uu u yeeray Shariif kadib markii uu fashilmay kulan uu laqaatay C/raxmaan Faroole oo maamul gobalka puntaland.
Madax Maamulka Maleeshiyaadka Puntland iyo Shariif ayaa isku qabtay arrimo dhaqaale oo la sheegay in Cumar Cabdi Rashiid uu dhawaan kula heshiiyay Faroole.
Shariif ayaa la sheegay in uu arrinkaasi ka biya diiday, laakin warar kale ayaa sheegaya in Shariif uu ka qayb geli doono Tababar ay Itoobiya beri u furayso Kumanaan Maleeshiyaad Somali ah.