» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Taariikh nololeedkii madaxweyne Cali Mahdi Max'med.
This article has been Published at: 20-11-2009 and has been viewed 943 times
Madaxweyne Cali Mahdi Max'ed wuxuu ku dhashay gobolka shabellada Dhexe ee dalka Soomaaliya sanadkii 1938dii.

 


 Madaxweyne Cali Mahdi Max'ed wuxuu sanadkii 1969kii ka mid noqday baarlamaankii Soomaaliya ee ugu dambeeyay ee si dimoqraadi ah loo soo doorto, ka dibna uu afgembiga dalka kula wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allaha u naxariistee siyad bare 

Markii ay talada dalka xoogga kula wareegeen ciidamadu wuxuu u wareegay dhinacaa iyo ganacsiga wuxuu ahaa ganacsade si weyn looga yaqaanno Geeska Afrika gaar a,haan geyiga somaaliya, wuxuu ahaa milkiilihii HOTEL MAKA AL-MUKARAMA.

Dagaalladii ka dhacay dalka Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay ee maamulkii milatariga ee berigaa talada hayay Madaxweyne Cali Mahdi wuxuu ka mid ahaa xubnihii MANIFESTO ee soo saaray bayaankii looga codsaday in uu talada dalka isaga dego madaxweyne Siyaad Barre.

Dabyaaqadii sanadkii 1989kii wuxuu isaga cararay, waxyar ka dibna markii talada dalka laga qaaday waxay kooxdii uu ka tirsanaa ee Manifesto u doorteen in uu dalka ka noqdo madaxweyne KMG ah mudada ka horreysa shirweyne dib u heshiin oo loo qabto dadka Soomaaliyeed.

Shirkii 1aad ee lagu qabtay dalka Jabuuti ka dib waxaa loo doortay mar kale in uu dalka madaxweyne ka noqdo, nasiibdarrose wuxuu dagaal la galay General Max'ed Faarax Ceydiid oo uu damaciisu ahaa in nin ka mudan oo dalka madaxweyne ka noqdaa uusan jirin.

Dagaalkan oo bilowday 17kii bishii Novembar sanadkii 1991dii wuxuu dhammaaday 03dii bsihii Maarso sanadkii 1992dii.

Wuxuu dalka madaxweyne ka ahaa illaa laga soo gaaro 1995tii.

Bishii maarso sanadkii 1996dii waxaa loo doortay in uu noqdo guddoomiyihii ururkii USC/SSA ee beesha uu ka dhashay, ka dibna wuxuu madax ka noqday Isbaheysigii lagu magacaabi jiray Isbaheysiga Badbaadada Soomaaliyeed ee SSA.

Shir ka dhacay magaalada Sodere ee dalka Ethiopia sanadkii 1997dii wuxuu ka mid noqday guddoonka Golihii lagu magacaabi jiray Golaha Badbaadada Qaranka NSC.

Heshiiskii Qaahira ka dib, wuxuu guddoon wadaag ah la sameystay Xussein M. Ceydiid Guddoonkaasina waxaa lagu magacaabi jiray "LA GUDDOOMIYAHA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR", markii uu shaqeyn waayay maamulkooduna wuxuu si KMG ah uga fariistay siyaasaddii dalka.

Shirkii lagu qabtay dalka Kenya sanadkii 2002dii ayuu ka qeyb galay markii uu arkay sida ay wax u socdaan oo uu ku tilmaamay wax aan la aqbali karinna wuxuu dib ugu soo noqday Muqdisho oo aheyd fariisinkii uu degganaa.


Ali Mahdi Max'ed
 

Bishii April sanadka 2007da waxa uu abuuray Gudoomiyana kanoqday shirkii dib u heshiisiisiinta ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ee ku soo gebagaboobay 31dii bishii August 2007, shirkaa soo ku dhamaaday guul iyo is afgarad.

 

 Shabakada Wararka Ceelbaraf.Net

   Wararkii Hore ee CeelbaraNet Halkan ka Akhriso
  

Ceelbaraf.net@hotmail.com ama Webmaster@ceelbaraf.net




         

                  Daawo Sawirro

            
 
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 5
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.