» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo Adeegyo Casri Caalami ah gaarsiisay Gobalada Koonfureed ee dalka Somalia.
This article has been Published at: 29-11-2009 and has been viewed 307 times
Shacabka ku dhaqan gobalada Koonfureed ee Dalka Somalia ayaa amaan balaaran u jeediyay Shirkadda Isgaarsiinta HORMUUD oo wax weyn ka qabatay baahida Isgaarsiinta dalka Somalia.

Degmooyinka iyo Tuulooyinka dalka Somalia waxaa laga wada qaatay Mobile-ka Hormuud iyadoona Guryaha ay Shacabku soo gashteen Taleefanka Xariga ah.

Shacabka ku dhaqan Gobalka Gedo ayaa kamid ah Shucuubta Soomaaliyeed ee ka Faa'iidaysatay Adeega Isgaarsiineed ee Shirkadda HORMUUD oo noqotay Horyaalka Isgaarsiinta Dalka.

Dhamaanba degmooyinka iyo Tuulooyinka Gobalka Gedo waxaa lageeyay Adeegga Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ah mid fasiix ah islamarkaana ay ka faa'iidaysteen Dhamaanba shacabka Soomaaliyeed.

Degmooyinka Garbahaareey,Baardheere,Buurdhuubo, B/xaawo, Luuq, Doolow, Ceel-waaq iyo dhamaanba Tuulooyinka Gobalka Gedo waxaa laga taagay Taawarka Shirkada Isgaarsiinta HORMUUD oo ah Horyaalka Isgaarsiinta Dalkeena Somalia.

HORMUUD waxay qayb weyn ka qaadatay u Gargaaridda Shacabkii ku tabaaloobay Abaarihii dhibaatada badan dhaliyay ee Gobalka Gedo xilli aysan gobalka ka shaqayn Hay'adaha Samafalka ah.

Dhinaca kale Shacabka ku dhaqan Gobalada Bay iyo Bakool ayaa ku diirsaday Taleefanka Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo la geeyay Beled iyo Baadiyo.

Bay iyo Bakool ayaa la sheegay in Taawerka HORMUUD laga suray tuulooyinka iyo magaalooyinka waaweyn ee labadaasi gobol xilli ay shacab badan bilaabeen in ay iska dhigaan Taleefanada aan maqalka wanaagsan lahayn iyagoona la dhacsan Hugunka Hormuud oo lasoo shir tagtay Isgaarsiin Cajiib ah.

Mas'uuliyiin katirsan Shirkadda Isgaarsiinta HORMUUD ayaa noo sheegay in ay dhawaan Adeegyo isgaarsiineed gay doonaan meelaha fog fog ee Xadadka dhaca si ay shacabka Soomaaliyeed dhamaantood u helaan Adeeg Isgaarsiineed.


Dhismaha Quruxda Badan ee Shirkadda HORMUUD.

Si walba oo ay ahaato shacabka Soomaaliyeed 100% waxay bilaabeen in ay qaataan Adeega taleefanka HORMUUD oo lagu jeclaaday Network joogta ah iyo Maqal Fasiix ah weliba qiima jaban oo hadii aadan lacag haysan saaxibkaa ayaa kuusoo xawili karo 10 Sent oo kaliya si aad caalamka dhan ugu wacato.

Hormuud oo horumarkan ku gaartay Dadaal iyo shaqaala hufan waxay Go'aansatay in ay Taleefan Fasiix ah gayso Tuul walba oo ay ku Noolyihiin 50 qof oo Somali ah si Dadkaasi ay u helaan adeeg Taleefan oo ay Ehelkooda kula xariiraan.

"ADNA QAADO HORMUUD SAAXIIBKAANA U QAAD"

   Wararkii Hore ee CeelbaraNet Halkan ka Akhriso
  

Ceelbaraf.net@hotmail.com ama Webmaster@ceelbaraf.net




         

                  Daawo Sawirro

            
 
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 5
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.