| Shirkadda Xawaaladda Casriga ah ee Olympic ayaa Dar dar gelisay Adeegyada Xawaaladeed oo ay u hayso Bulshada Soomaaliyeed ee ku Nool daafaha adduunka.
Xawaaladda Olympic waxay dhawaan Hirgelisay adeeg Xawaaladeed Casri ah oo ay Wax kayar 3-daqiiqo ku bixinayso Lacagta lagusoo dirsado, Shacab farabadan ayaa Buux dhaafiyay Xarumaha ay Shirkadda Xawaaladda Olympic ku leedahay daafaha Caalamka iyo Somalia si ay u gu dirsadaan lacag qaarkoodna ay ka qaataan.
Shirkadda Xawaalada carsiga ah ee Olympic waxay ku guda jirtaa soo bandhigidda adeegyo kale oo Xawaaladeed Casri ah waxayna Shirkadani kaga duwantahay shirkadaha kale Wadamo aad uga fog caalamka intiisa kale ayay xarumo ku leedahay sida Gariiga iyo Jazeerado Yar yar oo ay hadda Somali badan ku jabtay
Hoos ka Daalaco oo Laxariir Xafiiska Weyn ee Shirkadda Xawaaladda Olympic ee Magaalada Muqdisho.
 Hadii Lacagtaada aadan Olympic ku Dirsan wixii Kaa Luma adiga Naftaada ku Eed
 Qeybta Xisaabaadka ee Shirkada xawaalada Olympic Muqdisho
.JPG) Macaamiisha Xawaalada Olympic oo soo qaatey lacagtoodii xarunta Weyn ee muqdisho
 Qeybta Baafinta ee Xawaalada Olympic Head quarter -ka Muqdisho
.JPG) Qeybta Bixinta lacagaha ee xawaaladda Olympic muqdisho
.JPG) Mid ka mida macaamiisha oo Saxiixaya waraaqda lacag bixinta
.JPG) Farxad ka Muuqata mid ka mida macaamiisha Xawaaladda Olympic xarunteeda dhexe ee Muqdisho
.jpg) Qeybata Weydiinta lacagaha ee dadweynaha ama (Customer Counter-ka)

Qeybta Xalinta cabashooyinka Macaamiisha ee xarunta weyn oo xalineysa
|