| Dagaallo culus ayaa lagusoo waramayaa in ay dib uga bilaawdeen magaalada B//weyne xarunta gobalka Hiiraan. Wararka nagasoo gaaraya B/weyne waxay xaqiijinayaan in Ciidanka Xisbul Islaam ay dib ula wareegeen Bariga magaalada oo ay shalay lawareegeen Maleeshiyaad beeleed taageersan dowlada itoobiya .
Dagaalka ugu culus ayaa ka socda Nuur Xawaad iyo Buurta Janta Kuundisho waxaana halkaasi laysku dhaafsanayaa rasaas culus, sheekh shuuriye Faarax oo gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Hiiraan ayaa sheegay in ay guulo waaweyn ka gaareen dagaalka.
Wixii kusoo kordha kala soco CeelbarafNet |