» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Mudaharadka Kenya iyo Tuhunka Somalida laga qabo+ Raafka Somalida!
This article has been Published at: 21-01-2010 and has been viewed 86 times
waxaa ayaantaan ka,jirtay wadanka Kenya arrimo dhibatooyin ah oo u dhaxeeya muslimiinta dagan wadankan Kenya iyo dowlada Kenya.murankan ayaa waxaa uu yimid ka,dib markii uu wadanka Kenya socdaal ku yimid wadaad caan ah oo u dhshay wadanka jamaica wadadakaan ayaa waxaa lagu magacaabaa sheikh cabdulahi al-faisal waxuu yahay sheikh caalim ah kuna xeeldheer diinta islaamka sheikha ayaa waxaa eed u soo jeediyay ciidamada ladagalama argaxisada ee dalkan Kenya.

ciidamada ayaa ninkaan waxa ay ka,qabteen magaalada xeebta ku taalo ee mombasa, ciidamadaan waxa ay ku eedeeyeen sheikh cabdulahi in uu wadanka halis ku yahay ka,dib markii uu muxaadarooyin badan ka,jeediyay caalamka,sheikhan waxaa la,qabtay dhamadkii sanadkii tagay 2009kii.

Hadaba ninkaan ay dowlada Kenya xirtay ayaa waxa ay kawada careesiisay dhamaan muslimiinta Kenya kuwaasi oo dowlada ku eedeeyay in ay taargad ka,dhiganayso culimada islaamka isla markaana sheegay in uusan ninkaani wax dambi ah la,heyn.

Wargeysyada ka,soo baxo kenya ayaa waxaa ay ka,qoreen faalooyin badan oo ku saabsan sheikh cabdulahi qaarkood waxa ay sheegeen in uu shiekha uu mudo afar sano ah ku xirnaay dalka ingiriiska oo uu mar imam misaajid ka,ahaay halka qaar kalena ay qoreen in uu doonayay sheikh cabdulahi in uu usii talaabo dalka somaliya si uu oogu biiro ururka al.shabaab.

Isku soo wada duuboo dowlada Kenya ayaa 12kii bishaan shaaca ka,qaaday in ay ninkaani u dhoofinayso wadankiisa ee jamaica.

Shiekha u dooda xuquuqda muslimiinta wadankan Kenya oo lagu magacaabo shiekh al.amin kimathi ayaa ka,codsaday dowlada Kenya in ay ilaaliso xuquuqda sheikh cabdulahi oo nin muslim ah isla markaana dalal badan oo African ah uu socdaal ku soo maray oo aan wax lagu yeelin.

Xagee loo musaafuriyay sheikh cabdulaahi:

Dowlada Kenya ayaa waxa ay diyaarad ka,saartay garoonka diyaaraaha ee joma kenyata airabot una safrisay wadankiisa Jamaica.

Diyarada sheikha la,saaray ayaa waxa ay sii mareesay wadanka nageriya hadaba dowlada nageriya ayaa diiday in wadankeeda looga sii gudbiyo wadankiisa jamaica.

Sheikha ayaa waxaa mar labaad lagu soo celyay wadanka Kenya ka,dib markii ay nageriya diiday in uu soo galo wadankeeda dowlada kenyana waxa ay xabsi dhigtay shiekha ka,dib soo celiskiisa.

Mudaharaadkii iyo soo muuqashadii calaamadaha al-shabaab

Muslimiinta Kenya ayaa jimcihii la.soo dhaafay waxa ay dhigeen mudaharaad`qasaaro iyo dhimasho dhaliyay oo ay kaga soo horjeedaan xariga sheikh cabdulahi. Salaadii jimcaha kadib ayaa waxaa isku soo bax balaaran ay ka,sameeyen misaajidka oogu wayn wadankan Kenya ee jamia mosque.

Mudaharaadkaan ayaa waxaa si lama filaan ah oogu soo baxay rag markaa afka u duuban isla markaana watay calanka madow oo ay ku qorantahay ashahaadada, ciidamada ka,hortaga kacdoonka shacabka ayaa waxaa lagu soo daayay magaalada si ay u joojiyaan rabshadaha ay sameenayaan dadkaan muslamiinta ah ee mudaharadayo,waxaa ay ciidamada ku fureen rasaas shacabka ka,dib marka ay arkeen calanka madow oo ay Kenya si aad ah oga cabsato waxaana rasaasta ay haleeshay wiil Somali ah oo lagu magacaabo axmed xasan cabdulaahi ayidoo dad kalana ay ku dhaawacmeen:

Saamenta ay ku yeelatay shacabka somalida ee dagan Kenya:

Shacabka u dhashay wadankaan Kenya ayaa markii ay arrimahaas dhaceen u soo jiiday shacabka somalida af,lagaado iyo dad aan waxtar la,heyn iyo dad doonaya in ay wadankaan Kenya ka,dhigaan sida uu hada yahay kooda oo kale{Somalia}

Dowlada Kenya ayaa waxa ay sameesay ka,dib dhacdooyinkaas raaf aad u wayn oo ay kula kacday shacabka somalida ayidoo lookala aaba yeelayn waa madax ,waa shacab ,waa ganacsade.waa arday iyo waa waayeel waa dumar.

Raafkaas ayaa waxaa lagu soo xir xiray dad badan oo kamid ah barlamanka somaliya iyo saraakiil aad u waaweyn iyo shacab aad u tira badan oo iskugu jiro dad ka,yimid,yurub,America,iyo Africa,

Prof. George Saitoti, Minister of State for Provincial Administration and Internal Security ayaa sheegay in uu wadanka joogaan al,shabaab oo aan soo qab qaban doono cid kasta oo aan wax ku tuhuno, maalmihii oo u dambeesay howl galkii ay sameeyeen ciidamada waxa ay ku soo qab qabteen tiro kor u dhaa fayso 700 oo Somali ah wallow ay sheegeen edeecadaha Kenya in ay soo qab qabteen ciidamadooda 400 oo qof laakiin tirade intaas waa ka,badantahay ayidoo labadaii habeen ee u dambeesay ay ka duwantahay howl galkii hore ciidamada waxa ay bilaabeen in ay guryaha hada la,iskugu galo xiliyada dambe ee habeenkii. DHAMAAD

Fadlan wixii fikirkaada ah oo ku saabsan dadkaa masaakiinta ah oo ay raafeen ciidamada kenya sidee u aragtaa?

Xageesa ku dambeen doonaan dakaa somalida ah oo la,xir xiray?

Mase u aragtaa in ay dowlada Kenya ku saxantahay?

dadka somalida ah ee ku nool kenya xageed kula talin la.hayd in ay u hayaamaan?
Waxii ra,yigaada ah fadlan inoogu soo gudbi iimailka hoos ku qoran

By:hajir adam xusien dubbad9@hotmail.com
Mombasa kenya

   Wararkii Hore ee CeelbaraNet Halkan ka Akhriso
  

Ceelbaraf.net@hotmail.com ama Webmaster@ceelbaraf.net




         

                  Daawo Sawirro

            
 
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 4
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.