» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo si arxan darro ah loogu gubay goob ganacsi ay ku lahaa yeen dalka koonfur africa.
This article has been Published at: 22-01-2010 and has been viewed 172 times
Waxaa xalay dil arxan darro ah loo geystay muwaadin soomaaliyeed oo dukaan ku lahaa tuulada lagu magacaabo Samoora ee hoostimaada magaalada cape town ee dalka koonfur africa, iyadoo dilkani loo adeegsadey taraq iyo baasiin lagu gubay dukaankooda.

Qowleysata madow oo south african ah ayaa xalay saqdii dhexe weerar gaadmo ah ku qaaday dukaan uu lahaa ganacsahaan la dilay, iyagoo gaas iyo tara ku gubay dukaanka xili ay dhex jiifeen muwaadiniintaani midi dhintay kan kalena dhaawaca yahay.

Koxaha dab damiska (ambalance)ayaa si aan dhaqsi ku jirin u soo gaaray goobta ganacsi ee lagu gubay muwadiniintan, iyagoo demiyay (baqtisiiyay) dabkii lagu gubay dukaanka oo cirka isku sii shareerayay waxaana laga soo saaray dukaanka labadii nin ee iska lahaa dukaanka oo uu midkood ku dhintay midka kalena dhaawac ba,an ka soo gaaray.

Boliska degmadaasi samoora ayaa iyana gaaray goobta sida arxan darrada ah ee lagu gubay muwaadiniintaan oo sheegay inay baaritaano ku sameyn doonaan dadkii geystay falkani naxdinta eh ee huwan murugada.

Allaha u naxariistee marxuumka dhintay ayaa waxaa lagu magacaabayay Ismaaciil Cabdi Ciid oo lagu aasay qabuuraha muslimiinta ee magaalada cape town, iyadoo kan kale ee dhaawaca soo gaarayna lagu magacaabo Salaad Maxamed Cali oo iminka lagu daweynayo cisbitaalka tegaburg ee magaalada cape town.

Dilalka ka dhaca dalka koonfur africa ayaa u badan muwaadininta soomaalida ee aan waxba galabsan la weeraro iyagoo ku sugan goobahooda ganacsi, iyadoo booliska wadankani south africa aaney dib u raacin kiiskooda amaba maxkamad soo taagin dadkii ka dambeeyay.

Isku soo wada duub dilalkaani loo geystay muwaadiniintan soomaalida ayaa imaaneysa xili dhowaan tuulada yanga lagu dilay muwaadin soomaaliyeed oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray toori ay ku dhufteen kooxo tuugo ah oo doonayay inay dhac u geystaan dukaakisa.

Mustafa xasan wabax mustafaxasan737@hotmail.com Cape town South Africa.

   Wararkii Hore ee CeelbaraNet Halkan ka Akhriso
  

Ceelbaraf.net@hotmail.com ama Webmaster@ceelbaraf.net




         

                  Daawo Sawirro

            
 
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 9
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.