Shacab badan ayaa ku Geeriyooday duqaymo ay Ciidamada cadawga ah ka gaysteen xaafado katirsan magaalada Muqdisho.
Inta la ogyahay 15 qof ayaa ku shahaada qaadatay duqaymo muqdisho ka dhacay 30 kalane dhaawacyo ayaa kasoo gaadhay.
Duqaymo ay Ciidamada AMISOM ka gaysteen Hodon iyo degmooyin kale ayaa musiibo dhalisay waxaana jira dad badan oo ku waxyeeloobay duqamahaasi kadib markii weeraro lagu xanuujiyay ooy islaamiyiinta lagaleen taas bedelkeedna shacabka ayay ka