| Hogaamiyaha labaad ee Ururka Alqaacidda sheekh Ayman aldawaahiri ayaa soo diray fariin muhiim ah oo uu uga hadlay arrimaha caalamka islaamka gaar ahaan wadamada dhibaatada ka taaganyihiin. Cajaladan oo lasoo gaarsiiyay TV-ga Aljazeera ee Af carbeeka ku hadla waxaana kasii qaatay warbaahinta kale ee caalamka
sheekh ayman wuxuu ka hadlay arrinta soomaaliya gaar ahaan dagaalada wuxuuna Tahniyada udiray shababul Mujaahidiin iyo xoogaga ka barbar dagaalama wuxuu cambaareeyay dowlada KMG ah iyo xulufadeeda
Halkaan ka dhagayso Hadalka Ayma oo Tarjuman
Xigasho: Radio Alfurqaan |