» Ceelbaraf.net |CEELBARAF ONLINE NEWS UPDATE

Beelaha Walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal oo Heshiis Dhaxal gal ah ku gaaray Magaalada Aadan Yabaal iyo Shabaab oo u Hanjabtay Beeshii Heshiiska Jebisa.
(Warbixin)

Dugsiyada Britian oo Laga Diiwaangeliyay 40,000 nooc oo Midab kala Sooc ah

 Magaalada Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe waa magaalo Kobacday


Shirkadda Isgaarsiinta NATIONLINK oo Xarun Weyn ka furatay degmada Ceelbaraf iyo Shacabka Degmadaasi oo ay ku Tartamayaan .
 
(Warbixin)


Shacabka degmada Ceelbaraf oo aan u kala harin Furitaanka Cisbitaalka degmadaasi Ceelbaraf
Daawo Sawirada


Gabdhaha Al Shabaab ayaa Dhoolatus ciidan sameeyay Daawo Sawirro


Mas'uul kasoo jeedo degmada Ceelbaraf oo loo doortay Gudoomiyaha Dhaqanka hawiye

Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo Gabay ugu Hanjabay Madaxweynaha Dalka Uganda Dhagayso

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso
W/Q Axmed Caadle

10-6-20
10

Xuseen Caydiid oo Afka kala furtay Kadib Muddo Sedax Sana ah oo uu Marti ka ahaa Siyaasadda Somaliya
 (
dib ujaleecid).
Qebta Duhurka
Qeybta Galabnimo
Qeybta Habeenimo

Views: 24

4somaliwomen

badarnews.com

bbc

Burtinle

Buurta

calanka

Ceelqaboobe

dalkanews

dayniile

Dhagaxtuur

Ayimani "Walaalkey Sanad walbo lacag aan beero ku falano ayuu Soomaliya nooga keeni jiray laakin Dagaalada Muqdisho ayaa lagu dilay".
This article has been Published at: 23-07-2010 and has been viewed 238 times
Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in Khasaara xoogan uu kasoo gaaray dagaallo culus oo dhawaan ka dhacay magalada Muqdisho oo ay ciidankeedu dagaallo dhibaata dhaliyay ka wadaa.

Afhayeenka Ciidanka Uganda Felix Kulayigye ayaa magaalada Kampala ka sheegay in Ciidamada Shaabul Mujaahidiin ay 2 Askari uga dileen dagaalkii cuslaa ee dhawaan ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.

Idaacad ku taal magaalada Kampala ayaa baahisay war lagasoo xigtay Afhayeen Felix Kulayigye oo Xaqiijiyay in Askari ka dhimatay “Saacadu markii ahayd 4:00 Galabnimo maalinimo Arbaca ah ayaa laba Askari Uganda looga dilay dagaal Muqdisho ka dhacay”ayuu yiri Felix Kulayigye.

Mid kamida Askarta ladilay waxaa lagu magacaabi jiray Ismael withheld oo ahaa 27 sana Jir kasoo jeeda qoys Sabool ah oo aan Nolol wanaagsan haysan balse ladilay isagoo madaafiic ku garaacaya shacab Soomaaliyeed oo caasimadooda ku sugan.

“Khasaare weyn ayay u tahay qoykeena, markii ugu dambaysay ee uu wadanka kusoo laabtay xaas cusub ayuu guursaday, wuxuuna ahaa curadka hooyadeen aad baan u jeclayn walaalkeen” ayuu yiri walaalkiis oo lagu magacaabo Ayimani.

Qoyska Wiilka laga dilay waxay sheegeen in wiilkooda uu sanadkiiba mar lacago uu Soomaliya kasoo shaqeeyay ugayn jiray kadibna qoyska Beero ku tacba jireen si ay Noloshooda u maareeyaan, lama sheegin magaca Askariga kale ee laga dilay ciidamada Uganda.

Dowladda Uganda loogama baran in ay sheegto khasaaraha ciidankeeda kasoo gaara dagaalada culus ee ka socda magaalada Muqdisho, khasaaraha ay Uganda sheegatay ayaa laga cabsi qabaa in ay intaasi ka badanyihiin balse Xukuumadda Uganda ay shacabkeeda ka qarinayso.

Dagaalada culus ee ka guran degmooyinka Boondheere iyo Shangaani ee magaalada Muqdisho ayaa sababay in ciidanka Uganda ay dhaafi waayaan Hotelka Jubba iyo Isgoyska Boondheere kadib markii xoogaga Shabaab ay difaacyadooda adkaysteen.

Xigasho: Allgedo Online

   Wararkii Hore ee CeelbaraNet Halkan ka Akhriso
  

Ceelbaraf.net@hotmail.com ama Webmaster@ceelbaraf.net




         

                  Daawo Sawirro

            
 
Qormooyinka

Shacabka degmada Ceelbaraf oo bilaabay in ay is Gacan qabtaan

Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Faallo: Halgankii Xasan Daahir Aweys iyo xisbul Islaam oo noqday webi bacaad ku dhamaaday

Haweenayda Wax barataa waa Kaaliyaha Cimri Dhererka iyo Nolol wanaaga.
(Riix Halkaan)

Idaacadda BBC-da oo 4 Bil kadib laga dhagaysanayo Muqdisho iyo Shabelle oo Talaab ka dhan ah Xarakada Shabaab qaaday (Warbixin).

Dalka Maldives oo lagu qabtay shir ka dhacay Biyaha Badda hoosteeda, warbixin cajiib ah!.
Daawo Sawiro Cajiib ah


Sheikh Ayman Al-Dawaahiri oo Hambalyo usoo diray xoogaga Islaamiyiinta Somaliya Eedayna u jeediyay Dowladda KMG ah Dhgayso


Daba-qabashada Qaranka waxaa ka horeeya qabashada damiir laawaha hunguriga xun
18 Jul 2010

Qormo Xiisa badan:Dhiiga Raqiista ah W/Q Axmad Caadle. -
15 Jul 2010

Sheybaar iyo xarumo caafimaad oo Carsi ah oo laga hirgeliyay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeelaha dhexe
25-06-2010

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Booqday Xero ay ku xaraysanyihiin Ciidanka AMISOM iyo Maleeshiyaad dhawaan dowladda loo Ciidameeyay (Daawo Sawiro).
Kumanaan Shacab ah oo  Muqdisho ka dhigay Mudaaharaad ka dhan ay Xasuuqa AMISOM Muqdisho ka wado iyo Haweenka oo dagaal kuhanjabay+Sawirro
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
29-06-2010


Isticmaalka Talefoonada Gacanta (Mobiles) Oo Waxweyn Ka Bedelay Hab Nololeedka Shacabka Degmada Ceelbaraf Ee Gobolka Sh/Dhexe
(Warbixin Muhiim ah)

Mid kamida Culimada sacuudiga oo ku Fatwooday in Naagaha Muslimiinta ay Naaskooda Jiqsiin karaan Rag ka ajnabi ah
(Dhacdo Ugub ah)

27-06-2010


Halkaan ka dhagayso Khodbadii Madaxweyne Shariif ee ku astaysay 26-ka
26-6-2010
Muwaadin Ingiriis ah oo Codkiisa ka dhiibtay doorashada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Guji Mahaan+Dhgaysi

26-6-2010
Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana!!!05-07-2010
 

Views: 18
Online Users: 5
TOTAL VISITS:
TACSI TIIRAANYO LEH
Copy Right © 2008 Ceelbaraf.net All rights Reserved | Designed and Powered by: Ileys Technology Inc.