Maydadka Ciidanka AMISOM oo lasoo dhigay Wadada Baar Ubax iyo Shacab Badan oo usoo daawasha tegay (Daawo Sawirada)

Boqolaal shacab ah ayaa isugusoo baxay Wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho halkaas oo lasoo dhigay Maydadka ciidanka Uganda oo si xun ugu gubtay taangi shalay looga gubay dagaaladii Muqdisho.

Haween iyo Rag ayaa usoo daawasho tegay Isgoyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho halkaasi oo lasoo dhigay Maydadka ciidanka AMISOM, weriyaha CeelbarafNet ayaa sawiradan kasoo qaaday goobta.












CeelbarafNet Aragti Cusub iyo
Wadaninimo Maamulaha Shabakadda
kala Xariir

Email:ceelbaraf.net@hotmail.com
ama Webmaster@ceelbaraf.Net


 

                           Ceelbaraf Net © 2010 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
webmaster@ceelbaraf..net