Ciraaq Oo Ansixisay Heshiiskii Amni Ee Ay La Saxiixattay Maraykanka. Golaha Xukuumadda Ciraaq Ayaa Waxaa Uu Shaaciyay In Uu Si Toosa U Ansixiyay Heshiiskii Amni Ee Ay La Saxiixdeen Dowlada Maraykanka Heshiisyadaasi Oo Ka Kooban Dhowr Qodob Iyada Oo Qodobka Ugu Muhiimsanna Uu Dhigayo In Ciidanka Maraykanku Ay Waddanka Ciraaq Ka Baxaan Sanadka 2011.... - 05 Dec 2008
Masar oo dib ufurayso Safaaradda ay Ciraaq kuleedahay Dowladad Masar Ayaa Waxaa Ay Shaacisay In ay Waddo Dadaalo Ay Ku Doonayso In ay Dib Ugu Soo Celiso Oo ay Mar Kale Boodhka Ka Qaado Safaaradeedii Ay Ku Lahayd Waddanak Ciraaq Waxaana Ay Sheegtay In Ay Arrintaasi Ay Ku Timid Dalab Ka Yimid Wasaaradad Arrimah Dibadda Masar.... - 05 Dec 2008
Dowladda Hindiya oo sheegtay in ay Adkaynayso Amaanka Garoomada Dalkeeda.
Dowladda Hindiya Ayaa Waxa Ay Sheegtay In Ay Waddo Dadaal Ballaaran Oo Ay Ku Doonayso In Ay Ku Sugto Kuna Adkayso Amaanka Waddankaasi Gaar Ahaanna Magaalooyinka waaweyn Ee Waddanka Iyada Oo SDheegtay In Ay
... - 05 Dec 2008
Booliska Wadanka Masar oo Xabisga u taxaabay 60 ka tirsan Akhaawanul Muslimiin Ciidamada Amaanka wadanka Masar ayaa hawlgalo ka fuliyay xaafado ka tirsan Magaalooyinka Qaahira ee caasimada Wadanka Masar iyo alaksandariyah iyagoo gudaha u galay Guryo ay lahaayeen Xubno ka tirsan Akhwaanul Musliminka Wadanka Masar islamarkaana xabisga u taxaabay 60qof oo ka tirsan Akhawaanul Muslimiinka ... - 05 Dec 2008
Askar u dhalatey Wadanka Denmark oo lagu dilay Wadanka Afganistan Taliska sarsare ee Ciidamada wadanka Denmark ee ku sugan Wadanka Afganistan ayaa sheegay in labo ka tirsan Ciidankooda lagu dilay weerar lagu soo qaaday saldhig ay ku lagaayeen Koonfurta Wadanka Afganistan ... - 05 Dec 2008
Labo askari oo Ameerikaan ah oo lagu dilay magaalada Mawsil Bayaan ka soo baxay Ciidajmada Ameerikaanka ah ee ku sugan Wadanka Ciraaq ayaa lagu sheegay in weerar ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaari ay lahaayeen Ciidamada Ameerikaanka ah uu sababay dhimashada labo askari oo Ameerikaan ah ... - 05 Dec 2008
Mas'uulliyiinta Naadiga Ajex oo wada hadalo kula jira kooxda Real Madrid. Mas'uuliyiinta Naadiga Ajex ee dalka Hollan ayaa wada hadlo kula jira Nadiga ka dhisan dalka Spain ee Real Madrid, si ay uga iibiyaan ciyaariyahankooda About Klaas-Jan Huntelaar oo Naadiga uga ciyaara dhanka weerarka.
... - 02 Dec 2008